Uncategorized

Qaabka ugu fiican bikrajabinta gabadha aroosadda

iftineducation.com – Kulan Wanagaasan Saaxiibayaal Meel Kastood Joogtaan Ku soo Dhawaada Xubinta Galmada ee Warbaahinta iftineducation.com

 Xubinteena Galmada Xiligaan Waxaan Ku soo qadnaynaa ”Qaabka Ugu Fiican ee Bikrajabinta Gabadha Aroosadda Ah”

Waxaana Qalinka U qaatay Wariyaha iftineducation.com fardowsa dheyman

Waxaa fiican ninka inuusan ka nixinin xaaskiisa oo uu u muujiyo jacayl kaddib uu ku bilaabo salaaxis iyo istiin marka ay wax dareento, inuu barkin hoose u geliyo kaddib faasaliin inuu mariyo bahalkiisa afkiisa kaddib aayar uu ugu marmariyo iyadana waxaa la rabaa inay labada bowdo u laabto marwalba inuu ku riixo yuuna degdegsanin, loomana baahno awood daran in loo istecmaalo waayo meesha si xun ayaa loo toltolay waxaa ka iman kara dhaawac daran oo naagta nacsiin kara galmada mustaqbalka haddii uu dhowr habeen sidaa sameeyo aayar ayay u bkirajabaysaa, markasta ay qayliso waxaa la rabaa inuu joojiyo riixidda, faasaliinta ayaa ugu roon wax meesha la mariyo  gabdhaha aan la gudin aad bay u fududyihiin