Uncategorized

Galmada oo la badsado waxey leedahay 7 faa’iido oo muhiim ah

iftineducation.com – Qodobadaaan todobada ah ee hoos ku xusan waxey daliil u yihiin faa’iidooyinka la sheegay in ay leedahay galmada xalaasha ah ee la badsado, ama si joogta ah maalintiiba dhowr jeer ninka iyo marwadiisu sameeyaan.


-Waxay xoojisaa aragga, wanaajisaa wadnaha, kaalmeysaana qashin saarka kilyaha.
-Jirka iyo maskaxda ayay firfircooneysaa.
-Dareemayaasha ayay fududeysaa .
-Madax wareerka ayay bi’isaa.
-Waswaaska ayay qofka ka qaaddaa.
-Dhiiggay cusbooneysiisaa.
-Waxaa ku bogsada dadka balqanku faraha ba’an ku haayo.

Waxaa kaloo jira faa’iidooyin kale oo aan la tira koobi karin, balse baaritaano dheer oo la sameeyay ayaa lagu muujiyay in arimahan kor ku xusan ay ugu muhiimsan yihiin.