Uncategorized

Fariin Jeceyl: Ma ihi Qof Dunida Caan Ka Ah Laakiin Waxaan Caan Ka Ahay Qalbigaaga.

iftineducation.com – Waxa aan kaa jeclahay xidigaha kuyaala cirka , waqti kastana oo isii dhaafayana aad ayaan kuu sii jeclaadaa waxaana in badan kaa jeclahay neefsahada aan qaato .


Noloshu waxa ay ku tiirsan tahay jaceylka , jaceylku waxa uu ku tiirsan yahay runta , runtu waxa ay ku tiirsan tahay qalbiga , qalbiguna adiga ayuu kugu tiirsan yahay .


Markasta uu wadnahaygu garaac sameeyo magacaaga ayuu ku dhawaaqaa markasta uu garaacmo wadnahayga. waxa uu doonayaa in uu kula hadlo markasta uu garaac sameeyo wadnahayga waxa uu ii sawiraa



in aan kuu dhawahay , markasta uu garaacmo wadnahayga waxa uu I dareensiiyaa in aad sidookale adigana ilama mid tahay ; dhamaan garaacmida uu wadnahayga ii sheego waa wada run.




Macaankasto waa ay fududahay in la iibsado , erayo macaan waa ay fudu dahay in ladhaho , laakiin dadka macaan sida adiga oo kale waa ay adagtahay in lahelo maa ay ii noqoto dhamaan noloshayda sida macaankaaga .