Uncategorized

Fanaanad Maraykan Caan ah Oo hees la soo qaadey Fanaan Soomaali ah -Daawo

iftineducation.com – Fanaanka Reer Koonfur Afrika Axmed Kaffi Ak ayaa soo saaray Muuqaalkii ugu shidnaa sanadahan markii ay la soo jishay hees uu qaaday gabadh Maraykanka laga jecelyahay.


Fanaan AK ayaa heestan waxa uu ku soo jiitay Half Milyan Qof Oo soomaali ah markii qaab ciyaareedka heestaasi uu ku bixiyay waqti badan.


Gabadha Madowga ah ee heesta la soo qaaday ayaa ah mid caan ka ah gobolada Maraykanka waxaana uu fanaanka ku qanciyay gabadhaasi in ay la soo samayso Muuqaalka Heesta Noo Wada Ciyaarta.






HALKAN KA DAAWO MUUQAALKAASI: