Uncategorized

CIYAALKA XAAFADDA:- Waligiin haku saqajaamina nin naagtiisa+ VIDEO

iftineducation.com – Qiso yaab leh ayaa waxaa ay ka dhacday club lagu caweeyo oo ku yaal magaalada Starokorsunskaya ee dalkaasi Ruushka hakaas oo ay isku heleen xarfaan baando ah iyo nin kaligiis kaas oo waliba la faduuliyay naagtiisa.




Nikolai Vlasenko (29-jir) oo ah ninka naagtiisa la faduuliyay ayaa waxa uu la dagaalay oo uu waliba qaarkood dhulka dhigay rag kor u dhaafaya 10, waxaase ka hoos baxday xarfaanta in Nikolai uu yahay nin feeryahan ah islamarkaana ciyaara feerka.


Xarfaanta la dilay ayaa booliska ku dacweeyay Nikolai, waxayna u sheegeen in uu feer isaga bilaabay iyagoo taagan, balase markii ay boolisku filmka daawadeen waa ay laaleen dacwadii.








DAAWO FEERKA KA DHACAY CAAWA