Uncategorized

Baro 3-da Shirkadood Ee Caalamka Ugu Shaqaalaha Badan 2014

iftineducation.com – Liiskan waa seddexda shirkadood ee ugu shaqaalaha badan shaqaalahoodana ay ugu qanisan yihiin dhamaan shaqaalaha kale ee caalamka.


1=walmart


Waa shirkada ugu horeysa oo ah shirkada iibka qaabilsanwaxaana ka shaqeeya 2.1milion oo shaqaale ah waxayna dakhli ahan sisaa shaqsigiiba $166,500$ waxayna ka faa’idaysaa shaqsigiiba %7,100 waana shirkada ugu iibka badan caalamka iyado 28 dal ku leh9600 oo baqaar


Shirkadan waxaa la aas aasay 1962 waxaana aas aasay nin ganacsade ah oo la oran jiray sam wolton waxaana qoyskiisa ay kamid noqdeen qoysaska dunida ugu qanisan


Shirkadan waxa ay awood u leedahay inay soo xareyso qarash fara badan isla markaana ay faa’ido u keento mid kasta oo shaqaalaheeda kamid ah


Shaqaalaha ugu faraha badan ee shirkadan waxa ay ka shaqeeyaan dalka mareykanka waana shirkada ugu shaqaalaha badan dalalka Canada iyo mexico


Baaritaano ay sameeyeen cilmi baarayaal ayaa lagu xaqijiyey in shirkadan ay kazoo horjeedo midawga shaqaalah,shaqaalaha sanadkiiba waxay cel celis ahaan u qaataan lacag u dhaxeysa 10$ ila 12$ saacadiiba


Ganacsatada qaar ayaa ku dhaleeceeya in xarumaha fara badan ee shirkadan ay wax u dhimi karto ganacsatada kale


2=Mc donald’s


Shirkadan waxaa u shqeeya 1.7 milion oo shaqaale daqliga kaga baxa shaqsi kastana waa $14,200$ waxay faa’ido ka heshaa qofkiiba lacag dhan $2,930$


Shirkadan waxaa la aas aasay sandkii 1955 waxaana iskalahaa fikradii lagu aas aasay ganacsade mareykan ah oo la oran jiray RAY KROCK waana shirkada ugu wax soo saarka badan marka la eego cuntada fudud waxaan ay iminka xarumo ganacsi ku leedahay 181 dal oo ay wehliyaan 33,000 oo hudheel cuntadooda waxaa hudheelada y isticmaalaan %80.


Jaraa’idyada caalamka ayaa mar qura waxa ay cinwaanadooda kusoo qaaten  shirkada kadib markii ay hal maalin ay qaadatay shaqaale dhan 62,000


Suuqa ugu weyn ee dakhliga uga soo xaroodo shirkadan waa suuqyada reer yurub iyadoona %41 ay ka helaan suuqyada yurub .


3=hon hai percian /foxconn


Shirkadan waxaa shaqaalo ahaan u shaqeeya 836,000 oo shaqaale waxaana dakhli ahaan shaqaalaha ka gala lacag dhan $117,00$ sidoo kale faa’idada ay shaqsi walbo ka hesho ayaa ah 3,000$


Shirkadan waxaa la aas aasay sanadkii 1974 waxaana ay soo saartaa qalabka tignooljiyada waxaana aas aaskeeda ma danbeeyay nin la oran jiray terry


Waxy shirkadan soo saartaa taleefano badan waxaana xarunta ugu weyn ay ku taalaa dalka chine waxay soo saartaa taleefano ay kamidyihiin apple cicco nokia sony iyo del


Waana shirkada ugu wax soo aarka badan dalka chine marka laga eego agabka electroniga ah.


dhaqaalaha ugu badan ee shirkadan waxa uu kasoo galaa wadamada qaarada africa iyadoona ay u xigto qaarada aasiya