Uncategorized

Bal Daawo Sawirada Yaabka Fanaan Calanka Soomaaliyeed si degan u baraya Milatari reer Yurub ah oo aad u hubeeysan !!

iftineducation.com – Ma ahan sahal mana fududa in ciidamo aad u hubeeysan oo reer Yurub ah lagu qasbo inay Calanka Soomaaliyeed kor u qaadaan waliba mararka qaar laga dul taago dabaabaadkooda dagaal waxaana fursadaan ka faaideeystay mid ka mid ah Fanaaniinta Soomaaliyeed. Fanaanka Omar Sii Sii Somband oo horay looga bartay heesaha wadaniga ah iyo kor u qaadista karaamada iyo sharafta…

Continue Reading
Uncategorized

Xog ka duwan tii hore oo kasoo baxday geerida talyihii booliiska Soomaaliya

iftineducation.com – Warar dheeraad ah oo is khilaafsan ayaa kasoo baxaya geerida taliyihii hore ee ciidamada booliiska Soomaaliyeed General Maxamed Xasan oo shalay ku geeriyooday Muqdisho. Xalay ayaa ciidamada nabad-sugidda waxay xireen dhaqaatiir Kenyan ah oo ka shaqeenayey isbitaalka UMMAH ee Muqdisho oo taliyaha uu ku geeriyooda. Waxaa arrintaas amray ra’iisul wasaare Cabdi Weli. Inkasta oo tuhunkii xalay uu ahaa in…

Continue Reading
Uncategorized

R/W C/Weli oo baaraya geerida Gen. Maxamed (Muxuu ka shakisan yahay?)

iftineducation.com – Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed, ayaa magacaabay Guddiga Wasiiro ah oo ka kooban shan (5) oo beeritaan kusoo sameeya geerida kadiska ah ee ku timid taliyihii ciidanka booliska Soomaaliyeed. Waxayna kala yihiin. 1. Ra’iisul Wasaare ku-xigeen ahna Wasiirka Diinta iyo Awqaafta, Mudane Ridwan Xirsi Maxamed (Guddoomiye) 2. Wasiirka Caafimaadka Mudane Cali Maxamed Maxamuud (Xubin) 3. Wasiirka Warfaafinta…

Continue Reading
Uncategorized

Dowladda Federaalka oo baaritaano dheeraad ah ku sameyneysa Walxaha qarxa ee laga soo dejiyay Dekedda Muqdisho

iftineducation.com – Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa bilowday baaritaano dheeraad ah oo ku saabsan Kontenar walxa qarxa iyo dareyska ciidamada lagu cabeeyay lagana soo dejiyay dekedda caalamiga ah ee magaalada Muqdisho. Wasiirka Amniga qaranka Khaliif Axmed Ereg ayaa ka hadlay arrimaha ku saabsan Kontenarkaasi, wuxuuna hoosta ka xariiqay inay qaadayaan howlgallo ballaaran oo lagu ogaanayo cida soo dejisay, halka laga keenay iyo…

Continue Reading
Uncategorized

Ciidamo Talyaani ah oo Muqdisho u jooga howl ka duwan tan AMISOM

iftineducation.com – Ciidamo ka socda Dowladda Talyaaniga oo wata gawaarida gaashaaman ayaa markii ugu horeysay lagu arkay magaalada Muqdisho, kuwaasi oo bilaabay inay qabtaan howlo ka duwan tan ciidamada AMISOM ay u joogaan dalka Soomaaliya. Warar lagu kalsoon yahay oo aanu ka helnay ilo wareedyo ku sugan gudaha garooItalian-army-2-500x294nka diyaaradaha caalamiga ah ee magaalada Muqdisho ayaa sheegay in ciidamada Talyaaniga ka…

Continue Reading