Uncategorized

Galmada labada bari dhexdooda la mid ma aha galmada dabada

iftineducation.com – Galmada noocan ah waxaa laga wadaa in ninka ku raaxaysto labada bari dhexdooda, inta saliid uu mariyo ninka  barida xaaskiisa markaa uu marmariyo bahalkiisa, waxay ku fiican tahay galmada barida naagaha dabada u weyn, waayo ninka wuxuu dareemayaa inuu bahalkiisa dhexgalay kulayl daran , taas layskuma haysto, mana aha galmada dabada, qaabka ugu fiican waxaa weeye inay xaasku  afgambi…

Continue Reading

Uncategorized

Wafdi uu ka mid yahay Barre Hiiraale oo soo gaaray Muqdisho Caawa (Sawiro+Cod)

Wafdigii Wasiirada iyo IGAD ee ku sugnaa Magaalada Kismaayo oo dhawaanahn ku sugnaa ayaa Casar Gaabkii maanta ka soo degay magaalada Muqdisho iyadoo uu la socday Barre Aadan Hiiraale oo ay wafdigu maalmahan wadahadal uga socday Deegaanka Goobweyn iyagoo galabtayna ka soo baxay Kismaayo. Wafdiga ayaa waxa ay saxaafada kula hadleen Garoonka diyaaradaha wasiirka arrimaha Gudaha iyo Federaalka DF C/laahi…

Continue Reading

Uncategorized

Heshiiska lala Gaaaray Barre Hiiraale (Warbixin)

Dhawaan Magaalada Kismaayo waxaa Gaaray wafdi iskugu jira Wasiiro ka tirsan dowlada Federaalka Iyo Xubno ka mida IGAD oo u tagay dhexdhexaadin Barre Aadan Shire Hiiraale oo ka mid ah Qab-qablayaashii Mar soo xukumi jiray Jubbada Hoose, Barre hiiraale ayaa waxa uu khilaaf soo kala dhex galay maamulka KMG ah ee ka dhisan Gobolada Jubbooyinka iyo Gedo xiligii aas aaska…

Continue Reading

Uncategorized

Al-Shabaab oo weerar ku qaadey Xabsiga Godka Jilicow iyo xarunta nabadsugidda

Koox ka tirsan ururka al-Shabaab ayaa subaxnimadii maanta Axada weerar ku qaadey xabsiga sida weyn loo ilaaliyo ee Godka Jilocow iyo xarunta nabadsugidda Weerarka ayaa lamid ahaa kuwii horey ay al-Shabaab uga fuliyeen xarumaha dowladda sida Maxkmada waxaana ay ku bilaabeen ismiidaamin qarax ah oo ay gaari u isticmaaleen, kadib waxaa daba dhigtey koox al-Shabaab ah uu ku hubeysan qoryaha…

Continue Reading