Uncategorized

Dhacdo Naxdin Leh Gabar loo Dilay Nin ay Guursatay Dartii iyo Qabyaalad Heerkaas Gaartay !

iftineducation.com – Gabar u dhalatay dalka Pakistan oo da’deedu tahay 17 jir ayaa jaceyl dartiisa u guursatay nin 31 sano jir ah, arinka guurkooda waxaa ka xumaaday qoyska gabadha ay ka soo jeedo. Intaas oo qura oo ka xumaanshaha ah kuma ekaan waalidka balsa waxay ku fikireen sidii ay u dili lahaayeen, waxaana gabadha reerka ay ka dhalatay ayaa ku yiri…

Continue Reading

Uncategorized

Wasiir kuxigeenka Ar/dibada Italy oo la kulmay madaxda dalka: Sawirro

iftineducation.com – Mas’uuliyiinta sarsare ee dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta qasriga Jamhuuriyadda “Villa Somalia” si kala gaargaar ah ugu qaabilay Wafdi uu hogaaminayey Wasiir kuxigeenka Arrimaha Dibadda Italy H.E. Lapo Pistelli oo booqasho hal cisho ah ku joogay caasimadda Muqdisho. Kulamada madaxda dowladda kahor , Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Dhiirigelinta Maalgashiga H.E. Dr. Abdirahman Dualeh Beileh ayaa ku soo dhoweeyay garoonka…

Continue Reading

Uncategorized

Hormuud oo deeq gaarsiisay Xabsiga Dhexe Xamar: Sawirro

iftineducation.com – Deeq ka koobneyd raashin iyo xoollo nool ayaa Hay’adda Hormuud oo ku lamaanan shirkadda Isgaarsiinta Hormuud waxay maanta gaarsiisay xabsiga dhexe ee Muqdisho oo maxaabiis tiro badan ku xeran. Deeqdaan oo ka kooban Bariis 300 oo Loor, sokor 100 loor, Bur 100 Loor, Saliida cuntada 5 Fuusto, timir gaareysa 125 kartoon, shan jawaan oo caleenta shaaha ah, 10 kartoon…

Continue Reading

Uncategorized

Tuuryare: Al-Shabaabkii la qabto, waa in Waalidkiis lala soo xero

iftineducation.com – Guddoomiyaha maxkamadda ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya, G/sare C/raxmaan Maxamuud Tuuryare ayaa ka codsaday hay’addaha amaanka Dowladda in qofkii Al-Shabaab ah ee lasoo qabto in lala soo xiro waalidkiis, si sharciga loo wada-horgeeyo. Guddoomiyaha ayaa ka hadlay sababta ay amarkaasi u bixinayaan isagoo sheegay in looga gol-leeyahay in lagu ogaado in waalidku uu raalli uga yahay wiilkiisa ama gabadhiisa…

Continue Reading

Uncategorized

Mas’uul lagu dilay Muqdisho iyo gaari laga gubay AMISOM

iftineducation.com – Qarax gaarigiisa loogu xeray Mahad Axmad Shukub oo ahaa Agaasime waaxeed ka tirsanaa wasaarada gaadiidka cirka iyo dhulka dowladda Somalia ayaa ku dhintay kadib markii la qarxiyay xili uu galayay garaash ku yaal degmada Shibis. Qaraxan ayaa la sheegay inuu ahaa mid loogu xiray kursiga gaariga, mana jirto cid kale oo waxyeelo kasoo gaartay qaraxaasi marka laga reebo dhimashada…

Continue Reading

Uncategorized

TAARIIKHDA SHIICADA

iftineducation.com – Fikrada shiicanimadu waxay abuurantay xilligii muranku dhex maray Cali ibnu Abidalib, iyo Mucawiya ibnu Abi sufiyan, waxayna qaan gaadhay wakhtigii qarnigii labaad ilaa kii afaraad waxayna taam noqotay wakhtigii la sameeyey dawladii faadimiyada la sameeyey dawladan oo xukumaysay wadanka Masar, waa xilliga la bilaabay waxan aynu u naqaanay Mawliidka waxayna ahaayeen cidii u horeysay ee bilawda mawliidka. Hadaba sida…

Continue Reading

Uncategorized

XOG HOOSE: Al-Shabaab iyo Hormuud oo ku heshiiyey Arin Soomaali Badan ku Farxi Doonaan (AKHRISO)

iftineducation.com – Warar aan helnay ayaa waxay sheegayaan in Heshiis ay gaareen Shirkada Hormuud Somaliya iyo Al -Shabaab taasi oo dib loogu Fasaxayo Adeega Internet Mobilka oo hore ay u mamnuuceen. Waxa uu inoo sheegay Sargaal ka mid ah Howlwadeenada Hormuud in saacadaha soo socda la fasixi doono 3G Hormuud. Arintaan ayaa waxa sugayey dad badan oo Soomaaliyeed kuwaasi oo iyagu…

Continue Reading

Uncategorized

DEG DEG:- Hogaamiyaha ISIL oo sheegtay inuu yahay Amiirka Islaamka oo dhan

iftineducation.com – Hogaamiyaha kooxda ISIL (ISIS) ee ka dagaalamaysa dalalka Siiriya iyo Ciraaq ayaa sheegay in la badalay magacii hore ee ahaa Dowlada Islaamiga ah ee Ciraaq, Siiriya iyo Lubnaan balse hada laga dhigay magaca “Dowlada Islaamiga ah”. Abu Mohamed Cadnani oo ah Afhayeenka kooxda ISIL ayaa sheegay in hogaamiyaha ISIL Abu Bakar Al Baqdadi uu yahay Khaliifka cusub ee Caalamka…

Continue Reading

Uncategorized

War Dag Dag AH: Qarax Goordhaw Ruxay Muqdisho.

iftineducation.com – Wararka kusoo dhacaya warqabadka xogcusub aya sheegay in qarax miino uu ka dhacay degmada Kaaraan ee gobolka Banaadir waxaana wararka hordhaca ah ay sheegayaan in qaraxa ay kudhinteen ilaa 2 qof halka 7 kalena uu dhaawac soo gaaray. Goobjoogayaal  ayaa sheegaya in Qaraxa uu ka dhacay Xafiiska Waaxda Canshuuraadka ee Degmada Kaaraan,waxaana halkaas xiligaa ka socotay Shaqada Canshuur qaadista.…

Continue Reading