Uncategorized

Al-Shabaab oo fal-xaasidnimo kii ugu darnaa ku dhaqaaqday (Faah-faahin)

iftineducation.com – Maleeshiyo ka tirsan Al-Shabaab ayaa la sheegay in ay shidaal ka shubteen booyad biyo loogu dhaaminayay dadka ay biyo la’aantu saamaysay ee ku nool deegaanno ka tirsan gobolka Hiiraan. Qaar ka tirsan waxgaradka tuulada Halgan oo 41 km waqooyi ka jirta degmada Buulo-burte ee gobolka Hiiraan ayaa sheegay in ay Al-Shabaab shalay gelinkii dambe tuulada Qondolyay oo 4 km…

Continue Reading
Uncategorized

DAAWO Video: Somalida iyo Kenyanka Islii oo ku dhaqaaqay qorsho cusub oo amni

iftineducation.com – Soomaalida ku nool Xaafada Islii ee Magaalada Nairobi ayaa la yimid qorsho cusub oo ay uga badbaadayaan Raafka socda iyo dhibaatada xoogan ee loo geysanaya muwaadiniinta Soomaaliyeed ee ku nool Wadanka Kenya. Qorshahani cusub, ayaa ah mid Soomaalida reer Islii oo u badan dhallinyarada oo ay wehliyaan kuwa Kenyan ah ay kaga qeyb qaadanayaan sugida amaanka iyo in wax…

Continue Reading
Uncategorized

Daawo Muuqaal ahaan) Waligaa ma daawatay Qarax Ismiidaamin ah oo live u dhacaya:-Fiirso Gaari walxaha qarxa ah oo halmar Qarxaya:—

iftineducation.com – Nin soo watay gaari laga soo buuxiyay walxa qarxa ayaa waxaa uu isku qarxiyay goob ay ka socotay codbixin, ayna dhiibanayeen dad rayid ah. Xili ay socota codbixinta ayaa waxaa uu ninkaani la soo dhax galay Gaari Mini Bus ah oo uu ka soo buuxsaday walxa qarxa, islamarkaana waxaa uu goobta ay isku badashay qaac iyo dhiig badan oo…

Continue Reading
Uncategorized

Daawo Muuqaalka) Haweeney ilmo ay kasoo qubteen xili ay gocotay xusuustii seygeeda oo xumeeyey:-Barnaamij Live ah oo lagu:

iftineducation.com – Kaamil waa Fanaan isla markaana soo saare aflaamta waxa uu guursaday Iimaan oo ah oo mudo jaceel isla jilayeen. waxa ay u dhashay dhowr caruur balse si lama filaan ah Kaamil noloshiisa waxaa kusoo biirtay haweeney kale taasoo sababtay iney istaagto wada noolaanshaha iyadoona mudo dheer ay kala maqnaayeen. Arinta waxa soo bandhigay Barnaamijka Is Cafis ee uu u…

Continue Reading
Uncategorized

SUBXAANALLAH FIIRSO- Nin naag uu qabay hortiisa lagu kufsaday Soomaaliya:-Maxaa ka xanuun badan arinkaas:-ilinta isku celi Fadlan:-

iftineducation.com – SUBXAANALLAH FIIRSO- Nin naag uu qabay hortiisa lagu kufsaday Soomaaliya:-Maxaa ka xanuun badan arinkaas:-ilinta isku celi Fadlan:- SUBXANALLAH Daawo maxa ka xun naag aad qabto in hortada laku kufsado ALLOW adiga ka magan galnay,kufsika waa wax aduunka ka dhaaco lakiin Somalia kufsika ka dhaco waa arin xanuun badan– HALKAAN KA DAAWO MUUQAALKA KUFSIGA

Continue Reading
Uncategorized

Haweeney Digniin Culus U Dirtay Gabdhaha Wali Aan La Bikra Jabin (Qormo Xiiso Badan)

iftineducation.com – Haweenka dhalinyarada ah ee dalka Koofur Afrika ayaa shaaca ka qaaday in dhibaatooyin ay ku qabaan raga aan shaqeyn ee ay bilaan talaabooyin naf jelcleeysi ahana ka qaada marka ay musalafaan. Shabakad ka faaloota arimaha bulshada oo laga leeyahay dalka koofur Afrika ayaa soo xigatay qof dumar ah oo calaan calaysa. RIIX HALKAAN DAAWO MUUQAAL Shabakadaas ayaa qortay in…

Continue Reading
Uncategorized

DHAGEYSO:Madaxweyne Xasan Sheeq Xiriirkii Kenya Iyo Soomaaliya Ma..

iftineducation.com – Madax weynaha Somaliya Mudane Xasan Sheeq Maxamuud oo sheegay in Cilaa qadaka Dowladaha Somaliya iyo Kenya uusan wanaag sanee kadi Xarigii Qunsulka Somaliya Ufadhiya Wadnaka Kenya Siyaad Maxamuud Shirre. Madax weynaha oo safar Gaaban Manta kutagay Wadanka Jabuuti ayaa Shegay in ay tahay wax sii Xumeynaya xiriirka kadhaxeyay Somaliya iyo Talaabooyinka ay qaaden Ciidamada Dowlada Kenya ayuu yiri madax…

Continue Reading
Uncategorized

6 Sababood Oo Aad Ugu Baahantahay Galmada Badan

iftineducation.com – Ka Sokow dareenka macaan iyo raaxada ay leedahay galmada xalaasha ah waxaa jirta inay faaidooyin badan oo caafimaad ay leedahay. Galmadu waxay kaalin wayn ka ciyaartaa noolasheena niyad ahaan iyo sidoo kale jidh ahaan. Cilmi baadhayaashu waxay ogaadeen inay caafimaad ahaan galmada badan ay wanaagsantahay Galmadu waxay difaacdaa jidhka: dareenka galmada waxa uu xoojiyaa 30% unugyada jidhka ee la…

Continue Reading