Uncategorized

Daawo Gabar Yar Oo Soomaaliyeed Oo Abaal Marin Qaali Ah Ku Guulaystay

iftineducation.com – Gabar yar oo Soomaaliyeed ah oo lagu magacaabo Amiira Maxamed Axmed ayaa markii labaad kuguulaysatay Abaalmarinta ardayga ugu fiican sanadka ama ‘Student Of The Year 2012/13′ ee iskuulka Lemaster Elementary ee ku yaala magaalada St-Louis Missouri Dalka Maraykanka. Iskuulkaan ayaa waxaa dhigata in 3,000 ardey waana markii labaad ee isku xigta ee gabadhaan Soomaaliyeed ay noqoto ardeyga ugu fiican…

Continue Reading

Uncategorized

Eey u muuqaal eg Libaax oo dad badan ka yaabsaday & Ciidamada Booliiska oo la wacay (Daawo Muuqaal+Warbixin) !!

iftineducation.com – Dad ku nool magaalada Virginia ee dalka Mareeykanka ayaa Ciidamada Booliiska gobolkaas waxa ay ku war galiyeen in ay indhahooda ku arkeen Libaax magaalada dhex ordaya balse Ciidamadii Booliiska ahaa ayaa markii ay yimaadeen goobtii waxa uu noqday Libaaxii la sheegayaa Eeey.  Eeygaan oo lagu magacaabo Labradoodle Charles waxa uu qaab ahaan u eg yahay Libaax wuxuuna noqday maalmahaan…

Continue Reading

Uncategorized

Daawo Fannaanka wareega ee Muqdisho iyo madadalaadiisa

iftineducation.com – Xasan Bilaal Cabdi oo ku magac dheer Xasan kaneeco waa nin dhalinyaro ah ooku nool Magaalada Muqdisho, wuxuu caan ku yahay Shareerada oo uu tumaa, kuna heesaa, sababta ay ugu baxday Fannaanka wareega ayaa ah isagoo maalin kasta ku lugeeyaa jidadka waa weyn ee magaalada Muqdisho iyo xaafadaha oo uu ku sameeyo maadeys isugu jira heeso iyo qosol taas…

Continue Reading

Uncategorized

Daawo Gabar Soomaaliyeed oo si dirqi ah kaga baxsatey kufsi uu u geesan rabay nin Cadaan ah(Daawo Muuqaal ahaan)

iftineducation.com – Gabar Soomaaliyeed oo ku nool dalkaas Giriiga ayaa waxaa la sheegay inay si dirqi ah ay kaga baxsatey oo ay kaga badbaaday in la kufsado ka dib markii nin Giriig ah oo ay u shaqeyneysay uu isku dayey inuu kufsado oo uu faro xumeeyo gabadhaas Soomaalida ah ee ku nool dalkaas. Gabadhaan oo magaceeda lagu soo koobey Sabrin oo…

Continue Reading

Uncategorized

Salman Khan oo dadaal ugu jira inuu isku celiyo Hrithik iyo Sussanne.

iftineducation.com – Jilaaga Bollywoodka ee Salman Khan ayaa dadaal ugu jira inuu dhax dhaxaadiyo Hrithik Roshan iyo xaaskiisi hore Sussanne Khan, oo dhowr bilood ka hor ku dhawaaqay iney kala tageen. Sida warbixinta lagu qoray Salman waxa uu rabaa in haday suuragal  tahay isku laabtaan Hrithik iyo Sussanne, maadaama caruuri ka dhexeyso, mudo dheerna  wada noolaayeen. Lama oga waxa ay ka…

Continue Reading

Uncategorized

Baanka Adduunka oo Xanibay $90 Milyan oo la Siin Lahaa Uganda

iftineducation.com – Bankiga Adduunka ayaa dib u dhigay lacag dhan 90-milyan doolar oo deyn  lagu waday in uu siiyo Dowladda Uganda. Arrintaan ayaa kusoo beegmaysa xilli dhowaan Madaxweynaha Uganda Yoweri Museveni uu si geesinimo leh u ansixiyey sharci diidaya in dadka isku jiinsiga ah isu galmoodaan, waxaana uu cambaareyn weyn kala kulmay Reer Galbeedka. Waxay ugu goodiyeen in ay jari doonaan…

Continue Reading

Uncategorized

Barkhad oo film cusub matali doona, khaas

iftineducation.com – Aktarka Hollywood oo asalkisu yahay Somali Barkhad Abdi ayaa lagu wada inuu matalo film cusub oo mardhow duubistisu bilaaban doonto. Xog ku dhow Barkhad Abdi ayaa actor26 usoo tabiyay, Barkhad wada hadal kula jiro inuu matalo film cusub oo la magac baxay ‘The Place That Hits The Sun’. Filmkan oo soosaare ka yahay Noel Pearson isku daba ridena ka…

Continue Reading

Uncategorized

Katy Perry oo ka bixisay heesteeda magaca Allah kadib kacdoonka Muslimiinta.

iftineducation.com – Fanaanada Katy Perry waxeey dib u habeeyn ay kaga saartay ninkii xernaa katiinada magaca Allah oo gubanaya ku sameysay heesteeda Dark Horse kadib markii ay kacood ka dhan ah heestaasi ay muslimiinta ka sameeyeen internetka ayagoo youtube iyo taleefishinada ugu baaqay in la mamnuuco heestani, taasoo keentay in fanaanada ay dib u habeyn ku sameyso heestani. Muslimiinta saxiixa iska…

Continue Reading

Uncategorized

Daawo – Fanaanada Yurub Geenyo Oo Soo Saartay Hees Waalan oo La Magac Baxday ……. (Daawo Muuqaalka Heesta)

iftineducation.com – Fanaanada codka macaan ee Yurub Geenyo ayaa soo qaaday muuqaalka heesta ‘Jaw Jaw’ oo ah hees aad u macaan oo muuq iyo cod intaba kala daran. Heesta ayaa ah daadis, waxaana fanaanad Yurub u sheegtay xariifkii horay wacadka uga baxay in jawaabtiisu tahay Jaw Jaw oo wax kale aanay meesha u ool. Waxaa kamida eryada heesta{ waxaa jira beryaha…

Continue Reading