Uncategorized

Bishintaada Ku Xanta-xanteey Bishinteeda Si Dareen Waali Ah”Warxin Xasaasi ah”

Bishintaada Ku Xanta-xanteey Bishinteeda Si Dareen Waali Ah U Heshaan Ogaaw Waxa Ay U Dhigantaa Adiga Oo Muudsanaya Malab Dareeraya
.
Bishintaada oo aad ku taabato(ku salaaxdo)bishiinteeda waxa ay ka qaadeysa dareen  aad u sareeya oo u sahlaya in gariir galmada ay gaarto.
Qubrada ku xeel dheer aqoonta galmada ayaa ku tilmaama raaxada bishinta in ay la mid tahay adiga oo muudsanaya malab dareeraya.
.
Haweenka qaarkii ayaa aamisan in bishimahooda raaxada qeyb ka aheyn ,waxaase muhiim ah in aad ogaato in dhaq-dhaqaaqyada bishimaha yihiin sixir qarsoon hadii in carabka la soo bixiyo lagu salaaxana xaalkuna waxa uu sii noqonayaa mid ka sii macaan badan.
.
Salaaxidda bishinta iminka aan ku sheegayo ma ah in aan shumiso waxaad sameeysa adiga oo aan ku dhajineyn ku xanta-xanteey bishintaada teeda.

Haweenka qaarkood ayaa dareenka kacsiga ee waaliada ah hela marka lagu qandiciyo shiminta la yiraah Nooca faransiiska ama Shuminta Seyga taasi oo ah in dhuuqmada bishinta iyo carabka la isku darro waxaana jecel arinkaas 90% haweenka.