Uncategorized

Dhakhtar lagu eedeynayo inuu Haween uu daaweynayey uu Shumis iyo xodxodasho kula dhaqaqay. (Daawo Video)

iftineducation.com – Dr. George Doodnaught oo ka hawlgala Isbitaalka North York General Hospital ee dalka Canada,  ayaa lagu soo oogay inuu Rugtiisa Caafimaad uu xilliyo kala dawn ku tacadiyey dhowr haween Bukaan-socod ah, kuwaasi oo uu kula kacay xodxodasho iyo galmood. Dhakhtarka oo 64-jir ah ayaa la sheegay inuu tacadiyadasi geysan jirey xilliyadda ay daawadda suuxinta jirkooda ku jirto Bukaannadda uu…

Continue Reading

Uncategorized

Nin Mareykan ah Oo Marka Shaqada Laga Casilay Ka Dib Taajir Noqday? Sideey Ku Dhacday?

iftineducation.com – Ninkaan mareykanka ahaa ayaa marka shaqada laga casilay ka dib niyada ka jabay. Kadib asago wax lacag buuran aan heysan ayuu wuxuu go’aansaday inow ka qeyb galo baqtiya nasiib (Lottery) oo ku gatay kisti lacagta u harsaneyd. Lottery ga uu gatay Riley Gunn di Wolf Creek, Oregon ayaa wuxuu noqday calafkiisa sidey qabaan qolada lotteryga iska leh ee…

Continue Reading

Uncategorized

Qiso cajiib ah oo dhex martay Cumar Binu Khadaab iyo Qoys iska dhibanaa

iftineducation.com – Habeen habeenada ka mid ah ayaa waxaa dhacday inuu Amiirkii Muslimiita ee wakhtigaas, Cumar Ibn Khattab (ilaahay ha ka raali noqdee) oo dhex qaadayay xaafadaha Madinal Munawarrah si uu ogaado dareenka iyo dhibtaada dadkiisa. Kadib wuxuu maqlay oohin, markaas ayuu ku leexday gurigii ay kasoo baxaysay oohinta. Markaas ayuu arkay haweenay iyo caruurteeda oo oynaya, iyo digsi dabka saran.…

Continue Reading

Uncategorized

Cilmiyahano Saxarada Shinbiraha Ka Sameyay Saabun. Daawo Video-gan Adaa Yaabi Doonee. .

iftineducation.com – Cilmi baaris ay sameeyeen aqoonyahano u dhashay London ayaa waxey suura galiyeen in Saxarada shinbiraha laga sameyn karo saabuun. Shinbirahaan ayaa lasiinaaya cunto qaas ah si ay u soo saaraan Saxaraha ka sameysan bakterida disha wasaqda. Sida lagu daabacay Anorak, Talaadadi (22/1/2013). Sida ay ku soo saareen cilmi baaristaan video soconaayo hal daqiiqo oo lasoo galiyay youtube akun…

Continue Reading

Uncategorized

Weligaa ma aragtay biriq meel ku dhacaysa Daawo Video

iftineducation.com – Maqal mooyee weligeey ma arag ee aqristow adiga ma aragtay biriq meel ku dhacaysa gaar ahaa gaari socda laamiga weyn ee mashquul ah haddaba nala daawo muuqaal mucjiso rabaani ah oo lasoo duubay, waxaa arkaysaa biriq ku dhacaysa marshabiyeedka ka dibna qabsanaysa gaari cusub oo laangaruusal ah.  Video-ga laguma xusin meesha iyo goobta ay ku dhacday lakiin muuqaalka ayaa…

Continue Reading

Uncategorized

DAAWO WWE TLC Kulanmadii Ugu Halista badnaa Abid oo lees ku keenkeenay;Kuraas miisas & Jaranjarooyin!

iftineducation.com – 30 second TLC kulamada halista ah ee wwe ama musaaricarad Sida kulanka lagu magacaabo TLC  Kuraasta misaska & jaranjarooyin ayaa leesku baduuqaa hadii aad u maleyn jirtay musaaricada ineey beentahay waxaa la arkaa mar waliba dad ku dhaawacmo misna 1 sano  oo kabitaan ah uu qaadanayo.hada waxaan idin soo gudbineynaa Kulanka ugu qatarsan ee kuraasta miisaska iyo jaranjarooyinka leesku…

Continue Reading

Uncategorized

(Fiirso Mucjisadaan)Midkamid ah Caasimadaha ugu caansan Dunida oo lagu arkay arin layaab leh 100sano kadib:Video

iftineducation.com – Waxaa la yaab ah Wadamo badan oo ku yaala qaarada Yurub ayaa sanaadkaan waxaa soo daahay ama gebi ahaanba laga waayay Barafkii ay caanka ku ahaayeen kuwaas oo xiliyadaan oo kale wadooyinka uu xiri jiray Baraf daran oo wata qaboow iyo dabeeylo. Magaalada Moscow ee caasimada dalka Ruushka oo ahaan jirtay halka ugu qaboowka badan caalamka ayaa in ka…

Continue Reading