Uncategorized

Qasaaro qabsatay dalka Brazil & garoonkii lagu qaban lahaa koobka Aduunka oo si toos ah u soo dumay!!(Bal Daawo yaabkaan+Warbixin)

iftineducation.com Waxaa run noqday hadalkii ama warbixintii dalal badan oo dhaqaalo leh kuna yaala wadamada Yurub iyo qaar ka mid ah dalalka Asia ay ka gudbiyeen dalka Brazil kuna dacweeyeen xiriirka kubada cagta Aduunka ee The Federation Internationale De Football Association (FIFA) 
Wadamadaan ayaa horay u sheegay in dalka Brasil uu diiday in la la dhiso garoomada lagu qabanayo World Cup 2014 kuwaas oo xaaladooda laga deeyriyay maadaama qaabka Brasil wax u dhiseeyso lagu sheegay mid aad u dambeeya oo xili hore laga soo tagay. 

2-qof ayaa ku geeriyootay 11 kalena weey ku dhaawacmeen ka dib markii uu ku soo dumay garoonka lagu qaban doono koobka Aduunka kaas oo ku yaala magaalada caanka ah ee Sao Paulo. Brasil ayaa lacagtii ay xiriirka FIFA ka heleen waxeey jeebka u galisay Injineero dalkaas u dhashay balse qandaraaska lacagtaan waxeey u diideen Injineero qatar ku ah dhisida garoomada Caalamka kuwaas oo ka kala imaan lahaa dalalka Yurub iyo Qaarada Asia. 


Halkaan ka Daawo ceebta qabsatay Injineerada reer Brasil & Garoonkii mudada dheer ay dhisayeen oo ku soo dumay





Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *