Uncategorized

Daqiiqad Gudaheeda Ayaad Igu Badashay,Mana Ku Jiro Xaalad Degan.

iftineducation.com – Horey uma aamini jirin in jaceylka aragtida ugu horeysay uu yahay mid jira,laakin maalin nolosheyda si gaarka ah ugu calaamadeysan,wadnaheyga wuxuu u dhaqaaqay si aan kala joogsi laheyn,waxaan saacado gadaal usii qooraansanaayey halkii aad ka dhaqaaqday ilaa ley weydiiyo inaan arkay wax mucjiso ah,maxey iga ogyihiin in si lama filaan ah indhaheyga u qabteen jalaqsane aad u qurux badan…

Continue Reading

Uncategorized

Waan Ka Xumahay Xabiibi, Laakin Waxaan Doorbiday Saaxibadey In Aan Waqti La Soo Qaato.

iftineducation.com – Waad jeceshahay ninkaaga qaaliga kugu ah,laakin mararka qaar waxaad u baahan tahay inaad saaxiibada waqti la qaadato,sida inaad suuqa ka soo wada adeegataan ama shaah ama qaxwo soo wada cabtaan.si xanta aad isugu dhiidhiibtan,xitaa hadii caado xumaan xambaarsan aysan aheyn. Dumar badan ayaa dareenkaan qirtay iney jecel yihiin iney horey u qaadaan,waxaaney cadeeyeen in ay ka doorbideen xamaasad ka…

Continue Reading

Uncategorized

Khilaafka u Dhaxeeya Madaxda Dowlada Muqdisho oo Sii Xoogeysanaya

iftineducation.com – Warar ku dhow dhow xarunta Madaxtooyada Muqdisho  ayaa sheegaya in kulan habeen hore ku dhexmaray Madaxtooyada Madaxweynaha Muqdisho Xasan Sheekh Maxamuud iyo R/Wasaare Cabdi Faarax Shirdoon {Saacid} uu fashil ku dhmaaaday kulankaasi oo ahaa mid  Xasaasi ah, sida warku sheegaayo kulanka labada masuul dhax maray ayaa ujeedkiisu ahaa sidii ay iskula meel dhigi lahaayeen tirada Wasiirada ay ka koobnaaneyso…

Continue Reading

Uncategorized

Al-Shabaab oo Dowlada Muqdisho Iyo AMISOM Ku Eedeysay Dagaal Beeleedyada Shabeelaha Dhexe

iftineducation.com – Afhayeenka guud ee Al-Shabaab Sheekh Cali Maxamuud Raage {Cali Dheere} ayaa ka hadlay dagaal beeleedyada maalmahan ka socda duleedka bari ee magaalada Jowhar, isagoo ku eedeeyay in dagaalada ay hurineyso AMISOM iyo dowladda Muqdisho, Cali Dheere ayaa sheegay in dowladda Muqdisho ay ku fashilantay in dagaaladaas ay joojiso, isagoo soo hadalqaaday safarkii uu Madaxweynaha ku tagay Jowhar Arbacadii xilli…

Continue Reading

Uncategorized

Ethiopia: Ciidamadeenu Waxay Dhawaan Ku Biiri Doonaan AMISOM

iftineducation.com – Dowladda Itoobiya ayaa sheegtay in ciidamadeeda ay ku biiri doonaan howlgalka nabad ilaalinta Midowga Afrika ee Soomaaliya (AMISOM). Sida lagu daabacay wargeyska DailyNation, ee ka soo baxa dalka Kenya, kulan magaalada Addis Ababa ay ku yeesheen madaxweyne ku xigeenka Kenya William Ruto iyo rayusl wasaaraha Itoobiya Hailemariam Desalegn, ayuu Desalegn ku sheegay in dowladdiisu ay damacsan tahay in ciidamadeeda…

Continue Reading

Uncategorized

Wasiirad Ghanes: Siyaasadda ka tegi maayo ilaa 1 Million ka helo

iftineducation.com – Ku-xigeenka Wasiirka isgaarsiinta ee dalka Ghana Victoria Hammah, waxaa laga qaaday xilka kaddib markii laga soo sheegay inay tiri: “Waxaan baaqi ku sii ahaan doona hawsha siyaasadda ilaa aan ka helo lacag qiyaastii dhan 1 million oo Dollarka Maraykanka ah. Waxaa lagu arkay cajal video ah ayadoo leh: “Haddii ay lacag jirto, waxaan awood u leeyahay inaan dadka si…

Continue Reading

Uncategorized

Nin dhowaan laga soo masaafuriyey dalka Holand oo ku dhaawacmay qaraxii Hotel Maka Al-Mukarama

iftineducation.com – Saciid Axmed Saciid (Godir) oo ah nin Soomaali ah oo dhowaan dowlada Holland ay ka soo masaafurisay dalkeeda, qasabna lagu keenay Muqdisho ayaa ka mid noqday in ka badan 20 ruux oo ku dhaawacmay qaraxii habeeno ka hor ka dhacay hotelka Maka Al-Mukarama ee magaalada Muqdisho. Ninkan dhalinyarada ah oo isagoo aan magaalada kala aqoonin, dadka ka garaneynin…

Continue Reading

Uncategorized

Qaabkee Bey Kusoo Caan Baxday Miley Cyrus?

iftineducation.com – Waa tuma Miley Cyrus-ta lala daba dhacey. Miley Ray Cyrus oo ah gabadha heesaga reer Mereykan oo ku caan baxay heesaha qaraamiga ah Billy Ray Cyrus, ayaa dhalatay Nov 23, 1992 kuna dhalatay Nashville, Tennessee, USA. Miley ayaa fanka kusoo gashay jilitaan inteysan noqon fanaan heesaha ah. Seebeey caan ku noqotay? Markey yareed ayey aabaheed la heesi jirtay ayadoo…

Continue Reading

Uncategorized

is qab-qabsiga qoysaska iyo meherka masaafada oo aad u soo badanaya. Aqriso

iftineducation.com – Iyadoo mar sii horeysay ay sii yaraaneysay is qab-qabsiga la xiriirka meherka Masaafada ayaa mudooyinkan ay soo badaneysaa arrintan. In ka yar labaatan maalmood ayaan la kulmay ku dhowaad 11 kiis oo la xiriira is qabqabsiga meherka masaafada, taasi oo keentay muran iyo ismaandhaaf xoogan. Ehelada labada dhinac ayaa isku qabsada ansax ahaanshaha sharciyeed Meherka Masaafada oo qaarkood meherkaasi…

Continue Reading