Uncategorized

Guul:Burcad K/Afrikaan dhac ugeysan rabay dukaamo Somaliyeed oo la dilay

iftineducation.com – Wararka aanu ka helayno magaalada Johannesburg ee caasimada wadanka K-afrika ayaa sheegaya in tuulooyin hoostaga magaaladasi ay rasaas ay isku weydaarsadeen ganacsato Soomaali ah iyo koox burcad madow oo doneysay inay dhac u geestaan dukaamada ganacsatadasi . RIIX HALKAAN DAAWO VIDEO  Burcada Sout Afrikan ah ee weerarka soo qaaday ayaa la sheegay in goobta looga dilay 2-burcad ah  halka…

Continue Reading

Uncategorized

Hay’ada Human Rights Watch oo Dawlada Somaliya fadeexeeysay (Warbixin kooban)

iftineducation.com – War bixin cusub oo ay maanta oo isnin ah soo saartay hay,ada xaquuqda adaanaha u dooda Human Rights Watch  ayaa ugu baaqday xukuumada Soomaaliya baritaan cusub oo runta ku saleysan ay ku sameyso kufsi wadareed ay askar AMISOM ah kula dhaqaaqen gabar Soomaali ah. HRW ayaa sheegtay in falka oo dhacay Bishii Agust gudina loo saaray inay soo baaran…

Continue Reading

Uncategorized

Khilaafka u Dhaxeeya Madaxweynaha Iyo Ra’isal Wasaaraha Xukuumada Fadaraalka oo Cirka isku Shareeray+Akhriso Xog Hoose.

iftineducation.com – Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabdi Farax Shirdoon (Saacido) ayaa warar soo baxayay saacadihii u danbeeyay sheegayeen inuu madaxwayne Xasan Sheekh ka dalbaday inuu is-casilo. Prof Cali Khaliif Galayr oo kamid ah Xubnaha barlamanka Soomaaliya lana kulmay Ra’iisul Wasaare Shirdoon ayaa sheegay inuu jiro Khilaafkaasi labada masuul u dhexeeya. ” Ra’iisul Wasaare Saacid Farax shalay ayuu bixiyey jawaabtii aheyd…

Continue Reading

Uncategorized

Talada Aqristaha Iyo Qormada Todobaadka” Qalinkii WaaSuge”. !!

iftineducation.com – Salaamulaahi Calaykum: Dhamaan Saaxiibada Qiimaha Badan Meel KaSta Oo Aad Ku Sugan Tahayba Waaan Kuu GaCan Haatinayaa Ku Soo Dhawaada ‘Qormo Gaaban Iyo Qalinkii WaaSuge’ IsbuuCaan Waxaad Qayb Ka Ah Qormada Taladiina Oo Ahmiyad Buudhan La Siin Doona Jawabtiina InSha Allah. ‘Dhaxalka Qisada IsbuuCa Gabar Soomaaliyeed MagCeeda Ku Soo Koobtey “ISMAHAAN”. Aqristoow aalaaba barnaamjikaan ‘Qalinka WaaSuge’ Waxaan idin kugu…

Continue Reading

Uncategorized

Topaz & Godane waa John Okello: Faallo Xiiso badan,

iftineducation.com – Jasiiradda Zanzibar waxay leedahay taariikh facweyn. Boqorradii maamulka Zanzibar soo maray, waxaa ugu caansanaa Saciid Barqash bin Taymuur oo dhalasho ahaan kasoo jeeda dalka Cumaan. Boqortooyadaas oo dhowr qarni ka talineysay xeebaha Bariga Afrika, ayaa 26 Abriil 1964 la midowday dhulweynaha Tangayika, waxayna la baxeen magaca TANZANIA. Jasiiradda Zanzibar waxay lahayd welina leedahay ismaamul hoosaad (Autonomous). Jasiiradda Zanzibar oo…

Continue Reading

Uncategorized

DAAWO Video: Ifrax Aragsan oo Si’aan la filayn Uga Tuntay Stockholm + VIDEO

iftineducation.com – Fanaanada Waayadan Danbe Sida wayn Usoo Shaac baxday ee Ifraax Aragsan Ayaa wacdaro Lama Filaan ah Ka Dhigtay Show  Magaalada  Stockholm ee Dalka Sweden Ka dhacay. Fanaanada Ayaa Goobta Kusoo Bandhigay Heeso Dhowr Ah oo Bulshada Goobta Joogtay Wada Ruxay, Kuwaasi oo Ay Siwayn ula Dhaceen. Sidoo kale waxay Goobta ka Qaaday Fanaanada Hees Ay Qaadi Jirtay Fanaanada Khadra…

Continue Reading

Uncategorized

Duufaanta hayaan oo Soomaaliya ku dishay in ka badan 110 qofood

iftineducation.com – Cabdi Raxmaan Maxamed Maxamuud Faroole oo ah madaxweynaha maamulka Puntiland ayaa ku dhawaaqay xaalad deg-deg ah oo soo wajahday Puntland kadib markii roobab duufaana wata ay dada badan ku dileen deegaanada xeebaha dhaca madaxweynaha maamulka Puntiland ayaa magacaabay guddi heer maamul ah oo u xilsaarnaan doona wax-ka-qabashada xaaladda musiibada leh ee soo wajaday deegaanadaasi oo horay looga digay in…

Continue Reading

Uncategorized

Al-shabaab Oo sheegay in ay ugaarsi uugu jiraan sidii ay ciribtiri lahaayeen madaxda dowlada soomaaliya

iftineducation.com – Ururka Al-Shabaab ayaa shaaca ka qaaday inay meel waliba ku uguursan doonaan Madaxda Dowladda Soomaaliya iyo raga kale ee Dowladda ku jira. Al-shabab aya dowlada soomaaliya waxa ay kula jiraan dagaal culus iyagoo ugaarsado melaha muhiimka ay masuuliyiinta dowlada soomaaliay ay ku suganyihiin iyo sidoo kale ciidamada amisom ee nabad ilaalinta u jooga soomaliya. Afhayeenka dhanka Howlgalada ee Ururka…

Continue Reading

Uncategorized

Ciidamada itoobiya oo ku biiray Howlgalka amisom ( sababta maxey tahay)…..

iftineducation.com – Ciidamada Itoobiya ee hadda ku sugan gudaha dalka Soomaaliya ayaa la sheegay in hadda ka dib ay ku howlgalayaan magaca AMISOM taas oo ay horey u diiday dowladda Itoobiya oo hadda ka horsheegtay in ciidamadeedu ay ku egyihiin caawinta ciidamada dowladda Soomaaliya iyo kuwa AMISOM, isla markaasna goobaha ay kala wareegaan Xarakada Al-shabaabay ku wareejinayaan ciidamada AMISOM iyo kuwa…

Continue Reading

Uncategorized

War Shaqadaada Yeesan Kaa Mashquulin Lamaantaada ! Afar Hab Oo Aad Mar Kale Ugu Dhawaan Karto Ayaan Ku Haynaa.

iftineducation.com – Mar waliba waxaad mashquul ku tahay shaqadaada , xitta marka aad ka timaado waxaad horay u soo qaadaneysa feelasha shaqada ama waqti badan ayaad ku qaadataa Kumbiyutar-ka , hadaba si tar tartiibi ayaad kaga mashquuleysaa xaaskaada hadaba ninyahoow taladaan qaado . 1- La hadal xaaskaada una qir in xariirkiina aad si uga mashquushay una sheeg in aad dadaal ugu…

Continue Reading