Uncategorized

Daawo Muqaalka:Qabrigii Soomaaliya ugu qaalisana oo Lagu iibsaday Lacag dhab 5000 Dollar(Layaabka Aduunka)

iftineducation.com – Qofka banii,aadamka ahi markii la hubsado inuu dhintay, waxaa la dul saaraa go, taasoo micnaheedu yahay inaan dib loo arki doonin. Waxaana durbadiiba la gudagalaa sidii loo fulin lahaa shuruudda 4ta ah ee Shareecada islaamka ay ku waajibisay ehelka maydka, kuwaasoo ah. 1- In la dhaqo, lana udgiyo maydka, 2- In la karfano maydka, 3- In maydka lagu tukado…

Continue Reading

Uncategorized

Wilkii Soomaaliga ee iibinaayey filim fadeexad ku ahaa Duqa Magaalada Toront oo Saxaafadda La Hadlay!!(Daawo Muuqaal+Warbixin)

iftineducation.com – Ninkii Soomaaliga ee iibinaayey filim fadeexad ah oo muujinaayo duqa magaalada Toront ee dalka Canada oo isticmaalaaya daroogada cocaine ayaa markii ugu horeysay la soo bandhigay muuqaalkiisa asagoona ka hadalay sid ay wax u dhaceen iyo dhibaatada ka soo gaartey arintaas.  Ninkaan Soomaaliga ah oo lagu magacaabo Maxamed Faarax oo 33 sano jir ah islamarkaan ah ninkii iibinayey filim…

Continue Reading

Uncategorized

Afar diyaaradood oo ku hawlgalaaya magaca Somali Airlines oo ay dayactir ku sameyneyso shirkad laga lee yahay Shiinaha

iftineducation.com – Dowladda, ayaa waxay toddobaadkaan heshiis rasmi ah ay la gshay shirkad laga lee yahay dalweynaha Shiinaha, taasoo lagu wado in ay diyactir ku sameyso afar diyaaradood, oo ku hawlgalaaya magaca Somali Airlines. Sida heshiiska ku cad hawlaha dayactirkaan, ayaa waxa uu qaadan doonaa muddo sideed bilood ah, laakiin heshiiska laguma cadayn qarashka dhaqaale ee ku baxaaya, inta uu le’eg…

Continue Reading

Uncategorized

Daawo Sawirada Dooli Weeraray Waxyelana u Geystay Gabar 7 jir ah.

iftineducation.com – Dalka Ingiriiska oo ay maalmihii ugu danbeeyey cabashooyin la xariira Jiirka ay kasoo yeereysay ayaa markani waxa uu waxyeelo ugeestay Gabadh 7 jir ah iyo Aabaheed waqti ay hurdeen. Sida ay Sheegtay Williams oo ah Haweeneyda dhashay Gabadhani ahna Xaaska ninka ay waxyeeladu soo gaartay ayaa saxaafada uga warbixisay rabshadani uu dooligu ku hayo Reerkooda. Waxa ayna cadeeysay mar…

Continue Reading

Uncategorized

Daaawo 5 jir maalinkii cabi jiray 40 Xabo Sigaar oo cunto cunoow ku waashay

iftineducation.com – Isagoo jira 2 Sano ayuu aduunka kaga yaabsadaycabista sigaarka, wuxuuna hadda ku badashay inuu si daran u cuno cuntada, gebi ahaanna wuu joojiyay cabista sigaarka Aldi Rizal, oo looga yaabanaa Cabista Sigaarka, ayaa markii uu soo gaaray 5 Sano, waxa uu lasoo baxay dabeecad kaloo lala yaabay taasoo ah inuu kuwaashay Cunista Cuntada iyo xanaaq fara badan, waxayna waalidkiis…

Continue Reading

Uncategorized

Sababta Ragga Qaar Ay U Yasaan Xaasaskooda

iftineducation.com – Rag badan ayaa yasa oo ku jees jees xaasaskooda , waxa ay tanina noqotay mushkilad taagan oo soo noq noqtay oo u baahan xal muhiim. -Yasida Raga Ay Yasaan Xasaskooda: Ninka oo adeegsada erayo iyo hal ku dhigyo xun oo uu ku ihaaneynayo muuqaalka xaaskiisa ama shaqadeeda guriga. Aflagaado xun , nacladeyn ,eedeyn kulul oo jees jees ku jro…

Continue Reading

Uncategorized

Daawo Sawirada 4 wii oo soomaali ah oo loo heesto weerarkii Westgate mall oo Maxkamad kasoo muuqdaydDalka….

iftineducation.com – Maxkamad kutaala Dalka Kenya ayaa qaadeysa dacwad loo heesto afar wiil oo Soomaali ah oo ku eedeesan in ay gacan ka geesteen ayna taageereen weerarkii Xarakada Al-Shabaab ka fuliyeen Xarunta Ganacsiga Westgate Mall ee Magaalada Nairobi kaa oo lagu dilay dad ku dhaw 70-qof. Wiilashan Soomaalida ah ayaa laga soo qabtay goobo kala duwan ay ku jirto Xerada Qaxootiga…

Continue Reading

Uncategorized

DAAWO Cali Khalif galayr Oo fashiliyey Khilafka ra’isal wasaraha Iyo madaxweyanaha, (Sir Culus)

iftineducation.com – Iyadoo Soo baxayaan Inuu Ra’iisal wasaraha Soomaaliya Oo Ka Caga Jiidey Kuna gacan Sayray Inuu iska Casilo  Ra’isal wasaraha Soomaaliya Ayaa Waxa Cadeyey Warkaasi Dr Cali Khalif galayr Oo ka Mida Xubnaha Golaha Barlamaanka Soomaaliya Ee Arin Tani Sida Weyn Ula Socda. Cali Khalif Ayaa Sheegay Inuu xalay U Soo bandhigay Madaxweynaha Soomaaliya Arin tani uuna Ku gacan…

Continue Reading