Uncategorized

Daawo Sawirada ‘Aabe Soomaaliyeed oo Dacwad kusoo oogay Dowlada Britin kuna eedeeyay in ee ka dambeeyeen Dilka Wiilkiisa

iftineducation.com – Waalidiin Soomaaliyeed oo ku nool wadanka Ingiriiska wiil ay dhaleena ay diyaaradaha meelahas fog fog laga hayo ay Soomaaliya kudileen sanadkii hore ayaa ku eedeeyay dawlada Ingiriiska inay si xun ul dhaqantay wiilkooda. Aabaha dhalay Max’ed Saakir oo bishii February, ee sanadkii hore ku geeriyooday meel ka mid ah Soomaaliya kadib duqeymo ay diyaaradaha Maraykanku ka geysteen ayaa sheegay…

Continue Reading

Uncategorized

David Beckham iyo Xaskiisa Viktoria oo guri cusub ku iibsaday 65-md Magaalada London.

iftineducation.com – Kabtankii hore ee xulka Ingriiska David Beckham iyo xaaskiisa Victoria Beckham, ayaa guri cusub ka iibsaday bartamaha Maalada London, eyadoo qiimaha gurigaan lagu sheegay 40-milyan Istarliini oo u dhiganta 65-milyan doolarka Mareykanka ah. Wargeyska The Sun ayaa sheegay in gurigaan uu yahay mid casri ah, wuxuu leeyahay meelo lagu jimicsado luguna dheeli karo kubada, dhamaan musqulihiisa biyo ayay leeyihiin,…

Continue Reading

Uncategorized

DEG DEG – Madaxweyne Siilaanyo oo ku dhex suuxay xafiiskiisa kadib markii uu wareerey.

iftineducation.com – DAAWO MUUQAALKA: War deg deg ah : Madaxweyne Siilaanyo oo ku dhex suuxay xafiiskiisa kadib markii uu wareerey.  Daawo asagoo codsanaya in kaamirada laga joojiyo. Iyo gacan yarihiisa oo siinaya daawadii neefta. Madaxweyne Siilaanyo waxaan illaah ugu baryeynaa caafimaad taam ah. Usoo duceeya waa odey soomaaliyeed. Halkaan ka daawo qaabka uu u dhacay madaxweyne Siilaanyo. RiixHalkaan Ka Daawo Muuqaal:

Uncategorized

Daawo:- Kartoon Amiin Caamir ka soo saaray Fowziya Yuusuf oo dhaheysa “Aniga maxaa iga galay Qaxooti

iftineducation.com – Amiin Caamir oo ah aartiiste Soomaaliyeed ayaa siyaasiyiinta ka daba qaatay waayahan dambe waxaana ay u muuqataa in uu si toos ah u duqeeyo siyaasiyiinta wax ku oolka ah ee waayadan dambe u soo kacay ummada Soomaaliyeed.  Siyaasiyiinta Amiin Caamir taakeeyo waxaa ka mid ah ra’iisul wasaaraha iyo kuwo kale oo fara badan, bal nala daawo waxa uu ka…

Continue Reading

Uncategorized

Hoteelada Muqdisho qaarkood oo Maanta ah kuwa Mashquul ah iyo Xildhibaano tiro badan oo kusii qul qulaya

iftineducation.com – Sida aan Wararka ku heleyno Waxaa Maanta kulamo aan Caadi aheyn qaar kamid ah Hoteelada Magaalada Muqdisho ku madlan Xildhibaano tiro badan oo katirsan Baarlamaanka Soomaaliya. Xildhibaanada ku balansan Hoteelada Magaalada Muqdisho ayaa isku arki doona qaab beel beel ah iyadoona Wararka aan heleyno Sheeayaan in Xildhibaanada Hawiye , Kuwa Daarood kuwa Dir , Digil iyo Mirifle iyo Xildhibaanada…

Continue Reading

Uncategorized

R/W Saacid oo dalbaday in uu Baarlamaanka kahor jeediyo Khudbad iyo Baarlamaanka oo Shuruudo adag ku xiray

iftineducation.com – Xog Hoose ay Heshay Shabakada iftineducation.com ayaa tibaaxaya in R/Wasaaraha Soomaaliya Cabdi Faarax Sheyrdoon (Saacid) uu ka dalbaday Gudoonka Baarlamaanka in uu Khudbad ka hor jeediyo Xildhibaanada kahor inta aan codka kalsoonida loo qaadin Xukuumadiisa. Gudoonka Baarlamaanka Soomaaliya ayaa arintan la socodsiiyay qaar badan oo kamid ah Xildhibaanada Baarlamaanka hasa ahaatee Xildhibaanada tirada badan ee taageersan Madaxweynaha ayaa diiday…

Continue Reading

Uncategorized

Daawo Video Gabar Yar oo Somaliyed ooTirinaysa Caasimadaha Afrika, Dad badanah kaga yaabisay

iftineducation.com – Gabartaan yar oo ah mid si weyn loo baray caasimada wadaka afrika ayaa dad badan layaabeen sida gabadhaan yar oo jirta 8 sano u xafdin santahay caasimada 54 wadan ee uu ka kooban yahay dhul weynaha afrika mar la weydiiyry gabdhaan ayaa sheegaty in aabaheed uu ku baray guriga sidii ay ku xifdin laheyd caasimada afrika magacyadooda dhamaan HALKAAN…

Continue Reading

Uncategorized

Daawo Nin Somali-American oo cabsi ka qaaday inuu diyaarad raaco

iftineducation.com – Wiil Soomaaliyeed oo cabsi weyn ka qaaday inuu ka dhoofo dalkaas Mareykanka ka dib markii loo sheegay inuu ku jiro liiska ma dhoofayaasha ama “no-fly” list ayaa waxaa uu u gudbiyey maxkamada dalkaas Mareykanka dacwad ka dhan sidii looga saari lahaa liiska ma dhoofayaasha.  Wiilkaan Soomaaliga ah oo lagu magacaabo Guuleed Maxamed ayaa sanadkii 2011 waxaa lagu qabsaday oo…

Continue Reading