Uncategorized

Dumarka Oo Leh Dhaqamo Cajiib badan Xiliga ay dhalayaan.

iftineducation.com – Dhaqanku Waa Shey Cajiib ah oo Umad Walbaa Ay Leedahay Balse Ay Ku Kala Duwan Yihiin Bulshooyinka Caalamka Ayadoo Bulsha Walbaahi Leedahay Hab Dhaqan u Gaar oo ay Iskula Jaan Qaadaan, Sida Habka Guur-ka,Haasaawaha/Xod-xodashada iyo Waxyaabo La Mid ah. Hada Qeybta aan Rabo In aan Maanta aan idin Soo Bandhigno Ayaa Ah Habka Guurka ee Bulshada South Africaan-ka Ah…

Continue Reading

Uncategorized

Mohamed Assaf oo bartamaha Qaramada Midoobe ka qaaday Hees Falestiin ka hadleyso daawo.

iftineducation.com – Fanaanka da’da yar ee sanadkaan 2013- kaalinta koobaad ka galay tartanka Arab Idol Mohamed Assaf, ayaa la kulmay xogheyaha guud ee Qaramada Midoobay Ban Ki-moon, eyadoo loo dabaal degayay maalinta calamigaa ee shacabka reer Falestiin ay ku biireen Qaramada Midoobay. Assaf ayaa codkiisa qurxda badan ugu raaxeeyay dadkii fadhiyay goobta, Aassaf ayaa safiir uga ah Qaramada Midoobay dhanka gargaarka…

Continue Reading

Uncategorized

Awale Adan oo soo saray hees Oromo ah + Video

iftineducation.com – Fanaanka reer Jabuuti Cawaale Adan ayaa soo saray hees Oromo ah  oo lagu magacaabo Bareeddu heestaan waxaa lagu duubay Studio Liibaan oo ku yaalo dalka maraykanka. Cawaala Adan, ayaa ah fanaan inta badan looga bartay heesaha Soomaaliga waxuuna hatan bilabay in heeso Oromo ah soo qaado. Fanaanka Cawaale Adan ayaa ku soo baxay Heesta lagu magacaabo “Tusmo Ila wadaag”…

Continue Reading

Uncategorized

Caashaq Aduun iyo calaf Aakhiro “Wallee Ninkii Iraadsadaa Waa igu rafaadaa, Ninkii I Calfadana igama Ceesho.

iftineducation.com – “Wallee ninkii i raadsadaa waa igu rafaadaa, ninkii i calfadaana igama ceysho,” ayeey tiri Duniyo iyada oo ka waramaysa sida ay rag badan u gashey. Waxa ayna ku sii dartey, “nin i mutaystey oo i manfacsadey lama sheegin illaa iyo intii uu Alle i abuurey. Quruxdeyda iyo qalanjo-nimadayda ayuu nin walba ku halaagsamaa. Maxaan rag badan khatiley oo inta…

Continue Reading

Uncategorized

Kitaabka Qawaacidul Arbaca oo af-soomali ku turjuman

Waxaan halkan idin ku soo gudbinaynaa kitaabka Qawaacidul Arbaca oo ku turjuman Af-somaali, waxaana inoo turjumay walaalkeen: Muxammed Aadam Ibraahim القواعد الأربعة للإمام محمد بن عبد الوهاب رحمه الله تعالى وترجمة معانيه إلى اللغة الصومالية بقلم محمد أدم إبراهيم الصومالى بسم الله الرحمن الرحيم Magaca Allaah ayaan ku bilaabay Naxariista guud ku sifaysnaa (yacnii u naxariista khalqigiisa dhan Muslimiin iyo…

Continue Reading

Uncategorized

Ka sifeynta Diinta Islaamka wixii lagu soo daray Iyo Muslimiinta oo lagu barbaariyo Diintooda siday ku soo dagtay

Walaalayaal waxaan halkan idinku soo gudbinayaa maqaalkan oo ka hadlaya: Xalka Soomaalida iyo Muslimiintu wuxuu ku jiraa Ka sifeynta Diinta Islaamka wixii lagu soo daray التصفية Iyo Muslimiinta oo lagu barbaariyo Diintooda siday ku soo dagtay والتربية. Waxaana ka turjumay qoraal uu lahaa al-Callaama sheekh Maxamed Naasirud-diin al-Albaani. Jazaakumullaahu kheyran CabdiRisaaq “ina Warfaa” Ka sifeynta Diinta Islaamka wixii lagu soo…

Continue Reading

Uncategorized

Caqiidada Muslimiinta waxaa ka mid ah inaan lala dagaalamin madaxda Muslimiinta

Walaalayaal waxaan halkan idinku soo gudbinayaa maqaalkan oo ka hadlaya: Caqiidada Muslimiinta waxaa ka mid ah inaan lala dagaalamin Madaxda Muslimiinta. Waxaana ka turjumay kitaabka caanka ah ee Caqiida ad-Daxaawiya sidaad ku arki doontaan maqaalka ee sidaas ula socda. Jazaakumullaahu kheyran Walaalkiin CabdiRisaaq “ina Warfaa” Caqiidada Muslimiinta waxaa ka mid ah inaan lala dagaalamin madaxda Muslimiinta Haddaanu nahay Muslimiin waxaan…

Continue Reading

Uncategorized

Who are the Somalis? (The Truth)

What race are Somalis and who we really are? Are they a separate African race? Or are they mixed with Arabs and Europeans, to an extent which would explain their appearance. Although craniofacially (judging by facial features and our human the skull) Somalis resemble Nordic (particularly Norwegian) people more than any other ethnic group. Also recent research has shown that…

Continue Reading

Uncategorized

Somaliland oo citiraaf uraadsatay yuhuuda subxanalah

iftineducation.com – Wargeyska ugu weyn looguna akhris badanyahay dalka Israel ee Jeresulem Post ayaa boggooda hore shalay waxay ku qoreen dhambaal uu ku daabacay qoraa u dhashay Somaliland oo saldhigiisu yahay magaalada Addis Ababa ee xarunta dalka Ethiopia oo la yidhaahdo “Axmed Diiriye”. Qoraalka waxaa far waaweyn uu wergeysku ciwaan uga dhigay “Somaliland iyo Israel” dabadeedna qoraaga Axmed Diiriye ayaa wuxuu…

Continue Reading