Uncategorized

DEG DEG – Madaxweyne Siilaanyo oo ku dhex suuxay xafiiskiisa kadib markii uu wareerey.

iftineducation.com DAAWO MUUQAALKA: War deg deg ah : Madaxweyne Siilaanyo oo ku dhex suuxay xafiiskiisa kadib markii uu wareerey. 

Daawo asagoo codsanaya in kaamirada laga joojiyo. Iyo gacan yarihiisa oo siinaya daawadii neefta.

Madaxweyne Siilaanyo waxaan illaah ugu baryeynaa caafimaad taam ah. Usoo duceeya waa odey soomaaliyeed. Halkaan ka daawo qaabka uu u dhacay madaxweyne Siilaanyo.