Uncategorized

David Beckham iyo Xaskiisa Viktoria oo guri cusub ku iibsaday 65-md Magaalada London.

iftineducation.com Kabtankii hore ee xulka Ingriiska David Beckham iyo xaaskiisa Victoria Beckham, ayaa guri cusub ka iibsaday bartamaha Maalada London, eyadoo qiimaha gurigaan lagu sheegay 40-milyan Istarliini oo u dhiganta 65-milyan doolarka Mareykanka ah.

Wargeyska The Sun ayaa sheegay in gurigaan uu yahay mid casri ah, wuxuu leeyahay meelo lagu jimicsado luguna dheeli karo kubada, dhamaan musqulihiisa biyo ayay leeyihiin, sidoo kale qol kasto waxaa laga dhegeysan karaa Music, labo qol oo kamida waxey gaar u yihiin kobaha  Victoria.

Warar hoose ayaa sheegaya in Beckham iyo xiiskiisa Victoria ay beecinayaan gurigooda ku dhegan kuriga boqorada Ingiriiska ee London ku yaal, waxeyna ku rabaan 12-m is..