Uncategorized

DAAWO Video: Ifrax Aragsan oo Si’aan la filayn Uga Tuntay Stockholm + VIDEO

iftineducation.com – Fanaanada Waayadan Danbe Sida wayn Usoo Shaac baxday ee Ifraax Aragsan Ayaa wacdaro Lama Filaan ah Ka Dhigtay Show  Magaalada  Stockholm ee Dalka Sweden Ka dhacay.

Fanaanada Ayaa Goobta Kusoo Bandhigay Heeso Dhowr Ah oo Bulshada Goobta Joogtay Wada Ruxay, Kuwaasi oo Ay Siwayn ula Dhaceen.

Sidoo kale waxay Goobta ka Qaaday Fanaanada Hees Ay Qaadi Jirtay Fanaanada Khadra Daahir Taasi oo Ay Loo Bogay Qaabka Ay ugu Luuqaysay.