Uncategorized

Daawo Video Gabar Yar oo Somaliyed ooTirinaysa Caasimadaha Afrika, Dad badanah kaga yaabisay

iftineducation.com – Gabartaan yar oo ah mid si weyn loo baray caasimada wadaka afrika ayaa dad badan layaabeen sida gabadhaan yar oo jirta 8 sano u xafdin santahay caasimada 54 wadan ee uu ka kooban yahay dhul weynaha afrika mar la weydiiyry gabdhaan ayaa sheegaty in aabaheed uu ku baray guriga sidii ay ku xifdin laheyd caasimada afrika magacyadooda dhamaan