Uncategorized

Daawo:- Kartoon Amiin Caamir ka soo saaray Fowziya Yuusuf oo dhaheysa “Aniga maxaa iga galay Qaxooti

iftineducation.com Amiin Caamir oo ah aartiiste Soomaaliyeed ayaa siyaasiyiinta ka daba qaatay waayahan dambe waxaana ay u muuqataa in uu si toos ah u duqeeyo siyaasiyiinta wax ku oolka ah ee waayadan dambe u soo kacay ummada Soomaaliyeed. 

Siyaasiyiinta Amiin Caamir taakeeyo waxaa ka mid ah ra’iisul wasaaraha iyo kuwo kale oo fara badan, bal nala daawo waxa uu ka sawiray wasiirada arrimaha dibadda ee dowladda Soomaaliya marwo Fowsiyo.