Uncategorized

Qasaaro qabsatay dalka Brazil & garoonkii lagu qaban lahaa koobka Aduunka oo si toos ah u soo dumay!!(Bal Daawo yaabkaan+Warbixin)

iftineducation.com – Waxaa run noqday hadalkii ama warbixintii dalal badan oo dhaqaalo leh kuna yaala wadamada Yurub iyo qaar ka mid ah dalalka Asia ay ka gudbiyeen dalka Brazil kuna dacweeyeen xiriirka kubada cagta Aduunka ee The Federation Internationale De Football Association (FIFA)  Wadamadaan ayaa horay u sheegay in dalka Brasil uu diiday in la la dhiso garoomada lagu qabanayo World…

Continue Reading

Uncategorized

Daawo Sawirada Ra’iisul Wasaare Saacid oo Maanta Xili xaalada ku xun tahay Kulan Balaaran La Yeeshay ….

iftineducation.com – Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya mudane Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid) iyo xubno ka tirsan golihiisa wasiirada ayaa saaka kulan balaaran kula qaatay xafiiska Ururka Dhalinyarada Soomaaliyeed ee (SOYOU) oo xaruntoodu tahay magaalada Muqdisho. Kulan kaan ayaa qayb ka ah talaabooyinkii ay xukuumadu ku dhagaysanayso fikradaha dhalinyarada si loo sameeyo barnaamij dhamaystiran oo wax looga qabanayo dhibaatooyinka haysta…

Continue Reading

Uncategorized

Soomaaliya oo dib u soo nooleysay xiriirkii kala dhaxeeyey Dalka Nigeria (Daawo Sawirada)

iftineducation.com – Madaxweynaha Jamhuriyadda Federalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta Xarunta Villa Somaaliya ku qaabilay Safiirka Dowladda Nigeria Mudane Akin Oyateru. Waxaa kunalkaasi goob joog ka ahaa R/Ku Xigeenka ahna Wasiirka arrimaha dibadda Marwo Fawsiya Yuusuf Xaaji a,Wasiir A.F.Okoh iyo Saraakiil sare oo booliska Najeeriya ka tirsan waxeyna muujiyeen in ay Nijeeriya ka go’antahay taageeridda dowladda Soomaaliya. Waxaa la…

Continue Reading

Uncategorized

Maseer Heerkaan Oo Kale Gaaray Ma Aragtey Weligaa Daawo Muuqaalka (Xigmad Iyo Qosol Isla Socda)

iftineducation.com – Su’aashii adduunka ugu yaabka badneed oo la waydiiyay Sheekh Al curfi taasi oo ahayd “Sheekh Maku duceysan karaa -Ilaahow Janada nagu Kulansii ninkayga Xuural ceyn la’aan?” jawaabta Sheekh Alcurfii ayaa waxa ay noqotay mid uu marka hore qosol raaciyay ka dibna gabadhii ku qanciyay in Gabadha Suuban ee Muslimada ah ay ka sharaf iyo cisi badan tahay Xuural ceynta…

Continue Reading

Uncategorized

Gabar yar oo dacwad ku soo oogtey waalidkeed maxkamadna la Fuushay iyo Maxkamadda oo xakuntay Waalidkii(Daawo Muuqaal ahaan)

iftineducation.com – Gabar u dhalatey dalkaas Mareykanka ayaa waxaa la sheegay inay dacwad ku soo oogtey waalidkeed oo ayna la kortey maxkamad iyadoo ku dacweyneyso inay amaan galiyaan oo aysan ku mashquulin nolosheeda taas oo ay maxkamaduna ku xukuntey waalidkaas inaan lagu arki karin agagaarka gabadhooda islamarkaana aysan mudo ka badan hal sano wax xiriir ah aysan la sameyn karin gabadhaas…

Continue Reading

Uncategorized

Gabar yahay Is Gaad Gaad Jaceyl Ma Ku Jirtaa ? Qado Taladan

iftineducation.com – Xubinteena Arimaha Bulshada Qaasatan Dhinaca Jaceylka Waxaana Todobaadkaan Ku Soo Qadanaynaa ”’Sideed Dhambaal Barasho Ugu Bandhigi Laheyd Gabadha aad Ka Hesho” Barbaartaba Dhamaantood Kalasoo Dhex Baxdayee Kugu Beertay Howlaha.Dhambaalka Barashada Waa Dhambaal Aan Ugu Talo Galay In Ay Ka Faa’ideystaan Dhamaan Bahda Ku Hadasha Afka Soomaaliga Gaar Ahaan Dhalinyarada Oo Baahi Weyn U Qaba Habkii Ay U Bandhigan Lahaayeen…

Continue Reading

Uncategorized

La Yaabka Dunida: Nin Afadiisa ku Furay Ciwaan ay ka Samaysatay Bogga Twitter

iftineducation.com – Nin u dhashay dalka Sucuudiga oo dadiisu tahay 30 jir, ayaa xaaskiisa furay, kadib markii ay cinwaan u gaar ah ka samaysatay bogga dadku kuwa sheekaystaan ee Twitterka. Ninkan oo aan magacaiisa la shaacin ayaa afadiisa ka codsaday inay cinwaankaas iska baabi’iso, kadib markii uu ogaaday inay bogga Twitterka n ku leedahay asxaab tiro badan oo isugu jira rag…

Continue Reading

Uncategorized

Najma Qaali : Ninka aan Jeclahay waa Ajinabi Talo isiiya Ma Guursadaa?

iftineducation.com – Kadib Markii ay burburtay Dowladii dhexe ee Soomaaliya Shacabka Soomaaliyeed waxa ay noqdeen kuwa kusoo kala firxada Daafadaha Caalamka iyagoo qaarkood la qabsaday Dhaqamada ka jira Dalka ay Markaasi ku noolyihiin. Hadbaa Najma oo Joogta Dalka Mareykanka waxa ay dhanbaalkaan soo gaarsiisey Shabakada iftineducation.com iyadoo ku codsaneeysa Talo bixin ku aadan dhanka Guurkeeda. Najma oo tilmaamtay ineey aad ujeceshahy…

Continue Reading

Uncategorized

FAALO:SIDEEBEY GABADHU U DOORAN KARTAA NINKA FIICAN EE MUNAASIBKA AH

iftineducation.com – Faaladan oo aynu kaga hadlayno sida ay habluhu u dooran karaan ninka munaasibka ku ah inay guursadaan ayaa waxaa jirta in hablaha qaarkood ay in badan ka fakaraan ninka ay dooran lahayd iyo caynka uu noqonayo, iyadoo ay hablahaasi ka baqaan in ninkaa ay kaga soo baxaan hadhow calaamado ayna u dul qaadan karin oo ay ka mid yihiin (Beenta,Bakhaylnimada…

Continue Reading