Uncategorized

WAR DAG DAG AH) Madaxweynaha Somaliya Xasan Sheekh Nasasho Yer Kadib Safarkiisa Dib U Bilaawey Una Ambabaxay Dalka Turkiga.

iftineducation.com – Madaxweynaha Jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maqribadii ka ambabaxay garoonka diyaaradaha ee Aadan Cadde,isagoo ku sii jeeda dalka Turkiga. Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa casuumaad rasmi ah ka helay madaxweynaha dalka Turkiga mudane Cabdalla Guul. Labada madaxweyne ayaa yeelan doona kulan ay kaga wada hadlayaan xiriirka u dhaxeeya labada dal iyo mashaariicda horumarineed oo ay dowlada…

Continue Reading

Uncategorized

Madaxweynaha FIFA: Inta Ay Cadaalad Darada Jirto Ma Arki Doono Xul Afrikaan Ah Oo Ku Guuleysta Koobka Aduunka

iftineducation.com – Madaxweynaha FIFA Sepp Blatter ayaa doonaya in boosas badan laga siiyo Koobka Adduunka xulalka Afrika iyo Aasiya. Koobka Adduunka ee 2014 ka dhacaya Brazil, Yurub waxa ay ku leedahay 13 xul, Afrika shan xul halka Asia ay ku leedahay afar xul. “Qaabkaan qaaradaha loogu qeybiyo boosaska Koobka Adduunka waa in wax laga bedelo” ayuu Blatter ku qoray majalada isbuuclaha…

Continue Reading

Uncategorized

Video: Aroos cajiib ah oo Turkey loogu dhigay lamaanihii Turkiga & Somalida

iftineducation.com – Warbaahinta dalka Turkiga ayaa aad ugu hadlay mid ka mid ah Shaqaalaha Hay’addaha samafalka ee Turkiga oo 19-kii bishan ku guursaday Muqdisho gabar Soomaaliyeed, guurkaasoo shacabka Muqdisho ay ku tilmaameen mid bog cusub u furay shacabka labada dal iyo xiriirka cusub ee dhinaca guurka. Wiilka Arooska ah oo lagu magacaabo Muhamet Birlik iyo gacalisadiisa ayaa xafladii Muqdisho mid la…

Continue Reading

Uncategorized

Daawo Sawirada :-Soomaali wacdaro ka Dhigtay Bandhig Hiddo iyo Dhaqan ah

iftineducation.com – Barnaamijkaan oo galay maalintii labaad ayaa waxaa lagu soo bandhigay cayaaro hiddo iyo dhaqan ah oo ay ka qeyb qaadanayeen jaaliyado kala duwan oo ka kala socday wadamo ku yaala qaarada afrika iyo kuwa kale oo ku wada nool magaalada Cape Town. Wadamada ka qeyb qaadanaya bandhiggan ayaa goobta ku soo bandhigay cayaaro hiddo iyo dhaqan ah,cunooyinka u gaar…

Continue Reading

Uncategorized

Dowlada Uganda oo Dad Soomaali Ah Dib Ugu Celisay Muqdisho

iftineducation.com – Dowladda Yugandha ayaa magaalada Kampala ee caasimadda dalkaasi u diiday inay gudaha u galaan dad Soomaali ah, kuwaas oo ay dib ugu soo celisay magaalada Muqdisho dhowrkii maalmood ee la soo dhaafay ka dib markii ay waayeen cid ay damiinta, ayna sheegi waayeen goobta ay rasmi ahaan ugu socdaan. Guddoomiyaha jaaliyadda Soomaaliya ee dalka Yugandha, Abuukar Garweyne ayaa Idaacadda…

Continue Reading

Uncategorized

Dabeylihii Ugu Xumaa Abid oo Ku Soo Fool Leh England Iyo Walls (DAAWO)

iftineducation.com – Laamaha la socodka cimilada ee Boqortooyada Ingiriiska ayaa soo saaray digniin cusub oo la xiriira, dabaylo xawaare heerkoodu sareeyo ku socda, kuwaas oo ku soo fool leh gobolada England iyo Walls ee dalkaas, si wayna looga cabsi qabo inay ku dhuftaan dhulka xeebaha ah. HALKAAN KA DAAWO  Digniintan ayay laanta la socodka cimilada iyo xaalada heer kulka ee dalkaasi…

Continue Reading

Uncategorized

Dabeylihii Ugu Xumaa Abid oo Ku Soo Fool Leh England Iyo Walls (DAAWO)

iftineducation.com – Laamaha la socodka cimilada ee Boqortooyada Ingiriiska ayaa soo saaray digniin cusub oo la xiriira, dabaylo xawaare heerkoodu sareeyo ku socda, kuwaas oo ku soo fool leh gobolada England iyo Walls ee dalkaas, si wayna looga cabsi qabo inay ku dhuftaan dhulka xeebaha ah. HALKAAN KA DAAWO  Digniintan ayay laanta la socodka cimilada iyo xaalada heer kulka ee dalkaasi…

Continue Reading

Uncategorized

DAAWO VIDEO QURUX BADAN) Waxaa lasoo ban dhigay arooskii Ninka Turkiga ahaa iyo gabartii soomaaliyeed iyagoona kadagay ANKARA)

iftineducation.com – Daawo muuqaal si weyn loo wada sugayay kadib markii ay is arooseen nin u dhashay dalka turkiga iyo gabar u dhalatay soomaliya.Arooskaan oo ka dhacay magaalada caasimada ah ee muqdisho . waxaa maanta arooska iyo aroosada lagu soo dhaweeyay dalka turkiga iyagoona si weyn ay uga soo qeyb galeen qaraabada ninka..  sidoo kale arooskaan ayaa waxaa loo diyaariyay hool…

Continue Reading

Uncategorized

Dhacdo Mucjiso iyo la ayaab leh kadib Markii jin ay weerar ku qaadeen wiil yar oo Kunool Dalka Jamaica(Daawo Muuqaal+Warbixin)

iftineducation.com – Dhacdo mucjiso iyo la ayaab leh ayaa waxaa la sheegay inay ka dhacday dalka Jamaica ka dib markii ay jin ama reer aaqiraad ay weerar ku qaadeen wiil yar ku nool dalkaas. Wiilkaan yar oo 11 sano jir ah oo aan magaciisa la shaacin kuna nool magaalada lagu magacaabo Spanish Town ee ku taala dalkaas Jamaica ayaa waxaa la…

Continue Reading