Uncategorized

Dal ka mid ah wadamada Yurub oo bilaabay in uu qaarajiyo Eeyaha lana soo qab qabto meeshii lagu arko (Bal Daawo Yaabkaan )!!

iftineducation.com – Maxkamad ku taala mid ka mid ah dalalka ugu caansan Qaarada Yurub ayaa waxa ay sharci cusub ku soo rogtay Eeyaha wadooyinka ka qaraabta kuwaas oo iminka lagu bilaabay in la soo qab qabto ka dibna si toos ah loo qaarajiyo . Dalka Romania waxaa ka socda Banaanbaxyo waa weeyn oo shacabka dalkaas ay dhigayaan ka dib markii Maxkamada…

Continue Reading

Uncategorized

DAAWO Video: Fanaanka Weyn faraxmurtinle Oo Gabar Dhir baxay maxa Kala Qab saday,Qurbaha Dhinta (Sheeko Xiiso Leh Cusub)

iftineducation.com – Fanaanka Weyn Ee  Faraxmurtinle Inta Badana Matala dhaqanka Ayaa SOo sameyey  Film gaban Ayahaha Qurba Jogta Soomalaiyeed Dhibatada Ku kala Haysta Xiliga Somaaliya Jogan Iyo Xiliga Ay  Qurbaha Tagaan. Fananaka Film kani xiiso badan waxa UU Abwanka Ka Sameyey  Sida Soomaalida Isku badalan Xiliga Dhaqabkooda wanahsan haystaan markay jogan Soomaaliya Iyo is Badalka Dhaqanka. Halkani Riix Dawao Video Top

Uncategorized

Ugandha Iyo Burundi oo ka baqdin qaba inay weeraradii Westgate la mid ah in lagu qaado ciidamo badana heegan geliyey

iftineducation.com – Dawladaha Uganda iyo Burundi ayaa ku dhawaaqay inay amaankooda aad u adkeeyeen kadib weerarkii bilawgii todobaadkaan ay Al-Shabab ku qaadeen suuq ganacsi oo Nairobi ku yaala Dawlada Burundi waxaa ay sheegtay inay qaaday tilaabooyin deg deg ah oo ay hor tagayso weerar ay Al-Shabab ka geystaan  dalka Burundi oo ka mid ah wadamada ay ciidamadu Soomaaliya ka joogaan. Ku…

Continue Reading

Uncategorized

Ra’ila Odinga “Weerarkii Argagaxisada ku qaaday Westgate kuma qasbi doonto inay Askarteeda kala baxdo Somaliya”

iftineducation.com – R/wasaarihii dalka Kenya Raila Odinga oo la hadlaay wargeys kasoo baxa dalka Koofur Africa ayaa sheegay in ogaantiisa aysan dawlada Kenya u qorsheysneyn inay ciidamadeeda kala baxdo Soomaaliya kadib weerarkii Shabab sheegtay ee lagu qaaday xarun ganacsi oo magaalada Nairobi ku taala. Raila Odinga waxaa uu xusay in weerarkii Westgate Mall uusan dawlada Kenya ku qasbeyn inay ciidamada Soomaaliya…

Continue Reading

Uncategorized

Dowladda Turkiga oo ku biireysa Dowladaha la dagaalamaaya Alshabaab. (Warbixin muhiim ah)

iftineducation.com – Dowlada Turkiga, ayaa shaaca ka qaaday inay ka qeybqaadan doonto Dagaallada looga soo horjeedo Kooxda Alshabaab ee ka socda Somalia. Bekir Bozdag oo ah R/wasaare ku xigeenka dalka Turkiga, ayaa waxa uu Shir Jaraa’id ku qabtay Xafiiskiisa ku yaalla Magaalladda Ankara, isagoona ka hadlay Xiriirka kala dhexeeya Xukuumadda Somalia, waxa uuna si diiran usoo dhaweeyay ka qeybqaadashada la dagaalanka…

Continue Reading

Uncategorized

Interpol oo Boliska Britan u qeybisay Warqado amar ah. (Waa maxay Warqadahaasi Warbixin).

iftineducation.com – Booliska Adduunka ee Interpol ayaa amray in lasoo xiro haweeney u dhalatay dalka Ingiriiska hase ahaatee ka tirsan ururka Al-Qacida laguna tuhunsan yahay inay qeyb ka aheyd kooxdii bilawgii todobaadkaan weerarka ku qaaday suuq ganacsi oo ku yaala magaalada Nairobi ee xarunta wadanka Kenya. Hay’adda Interpol waxaa ay sheegtay in haweeneydaan oo lagu magacaabo Samantha Lewthwaite ay tahay qof…

Continue Reading

Uncategorized

Waa Kuwaanaa Dhibaatooyinka Ugu Waa Weyn Ee Uu Leeyahay Guurka Garoobada

iftineducation.com – Guurku waa calaf waa wax uu Allah jideeyay iyadoo Axaadiis ku soo arooreen in guurka garoobada barako badanyahay hadane waxaa jira caqabado fara badan kuwaasoo ay la kulmaan ragga guursada garoobada. -Waxaa jira xaasaska horay garoobnimada loogu guursaday iyo kuwa gabdhah ahaa farqiga u dhaxeeyo ay tahay in hadii uu muran dhexe maro iyada iyo Saygeeda ugu hanjabto inuu…

Continue Reading

Uncategorized

Haweeney u dhalatay dalka Pakistan oo qarxisay halka ay Cuntada & Rasaasta ka heleen maleeshiyaadkii Al Shabaab ee qabsaday daarta Westgate.

iftineducation.com – Warbaahinta gudaha dalka Kenya ayaa markii ugu horeeysay wareeysiyo kala duwan la yeeshay haweeney u dhalatay dalka Pakistan oo afkeeda ku qiratay inay sabab u eheed in cunto wanaagsan oo aad u fara badan ay helaan maleeshiyaadka kooxda Al Shabaab kuwoodii mudada afarta maalmood ah ka dagaalamayay xarunta ganacsiga ee Westgate Mall ee magaalada Nayroobi . Haweenaydaan oo magaceeda…

Continue Reading

Uncategorized

Fariimo Jaceyl: dareenka Caashaqa ee dhabta ah malahan damaanaqaad inuusan boholyow ku badin.

iftineducation.com – Kama baxsan karo xusuustaada,xitaa riyada waan waad ka dhex muuqataa,cadaaladna maahan sidaad u tagtay adigoon gadaal soo eegin si xawaare lehna ku socda anigana weli waxaan ku dhex noolahay marxaladii aad igu ogeyd. Ugu dambeyn waxaan isku dayaayey inaan ka gudbo inaan dib kuu aamino,islamarkaana aanan kuu baahanin,waxaana garwaaqsanaayey inaad heshay qof kale,laakin wax walbo daqiiqado ayey isku bedeleen…

Continue Reading

Uncategorized

Madaxweynaha J. F. S. Oo Khudbad Taariikhi Ah Ka Jeediyay Shirka Q.M.”Sawirro”

iftineducation.com – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya ayaa maanta qudbad taarikhi ah ka jeediyay Xarunta Qaramada midoobay.waa markii ugu horeysay ee muddo 22 sano ah ay dowladda caalamku aqoonsan yahay ka qeyb gashay shirkaan. Wuxuuna ka hadlay amuuraha horyaala gaar ahaan, amniga Soomaaliya iyo muhiimadda ay leedahay in la taagero hey’adaha dowliga ah ee Soomaaliya. Madaxweynaha ayaa wuxuu sheegay “Al-­‐Shabaab waa la dagaalanay…

Continue Reading