Uncategorized

Sababta Keentay Inay Sii Bataan Raga Soomaalida Ah Ee Guursanaya Gabdhaha Hindida Oo La Ogaaday

iftineducation.com – Waxaa Mudooyinkii danbe Dalka Hindia kusii qul qulayay rag Soomaaliyeed oo guurdoon ah kuwaa oo ka kala tagay Wadamo badan oo kuyaala Qaarada Afrika Asia Yurub iyo Ameerika si ay ugu soo aqal galaan Dalka Hindia. Raga ugu badan ee Guur doonka ah ayaa ka taga wadamada Yurub iyo Ameerika si ay wadanka Hindiya ugu soo guursadaan. Haweenka u…

Continue Reading

Uncategorized

Madaxweyne Xasan Sheekh“Doorasho waa inay dalka ka dhacdaa Sanadka 2016

iftineducation.com Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamud ayaa maanta furay Shirweynaha Qaranka ee Siyaasadda iyo Tiigsiga 2016 oo ka bilowday Muqdisho, oo muddo 5 cisho ah socon doono. Madaxweynaha waxaa ku wehliyey furitaanka shirkan Sii Hayaha Ra’iisul Wasaaraha, ahna Ra’iisul Wasaare ku xigeen iyo Wasiirka Arrimaha Dibedda Marwo Fowzia Yusuf Haji Adam, Wasiiro, Xildhibaano, Guddoomiyaha Gobolka ahna Duqa…

Continue Reading

Uncategorized

Xasan Sheekh Maxamuud oo safiirka cusub ee Itoobiya ka guddoomay waraaqihiisa aqoonsiga

iftineducation.com – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maalintii shalay(Sabti) Safiirka cusub ee dowladda Itoobiya u soo magacawday Soomaaliya ka gudoomay waraaqihiisa aqoonsiga. Madaxweynaha ayaa safiirka cusub ee Itoobiya ku qaabilay xafiiskiisa,waxa ayna ka wada hadleen xaaladda dalka iyo sidii loo hormarin lahaa xiriirka ka dhexeeya Itoobiya iyo Soomaaliya Wondimu Asaminew safiirka cusub ee Itoobiya ayaa waxa…

Continue Reading

Uncategorized

DF oo ka jawaabtay go’aanka Beelaha Digil iyo Milifle Baaqna u dirtay

iftineducation.com – Dowlada Soomaaliya ayaa waxay jawaab ka bixisay Dibadbaxyo looga soo horjeedo oo shalay ka dhacay magaalada Beydhabo ee xarunta gobolka Baay, iyo go’aan ay sheegeen odayaasha iyo Maamulka Gobolkaas inay ka qaateen dowlada Soomaaliya. Engineer: C/raxmaan Cumar Cismaan Yariisoow, afhayeenka Madaxtooyada Soomaaliya ayaa sheegay in heshiiska Adis-Ababa qodob ka mid ah uu dhigayo in shir dib u heshiisiin ah…

Continue Reading

Uncategorized

Ninyahoow Arimahaan Lamaantaada Boqorad Ayay Ka Dhigeeysaa Ee U Samee

iftineducation.com – Waxaa jiraan xaalado gaar ah oo aad xaaskaaga uga dhigi karto iney tahay qof qaas ah,islamarkaana aad ku koolkoolin karta si aad u kasbato naxariisteeda,habka ugu wanaagsan ee aad ku tusi karto iney tahay qofkaas ah, Haweeney kasto waxey leedahay wax iyada ay ka hesho ama aaney ka helin,laakin waxaan kuu heynaa habab guud kaasoo qofwalbo uu ku xamaasadgelin…

Continue Reading

Uncategorized

DEG DEG :Ra’iisul wasaare ka badbaaday isku day dil oo la doonayay in lagu qaarijiyo

iftineducation.com – Ra’iisul wasaaraha dalka Yemen  Maxamed Saalim Basindawa ayaa la sheegay inuu kabadbaaday shirqool la doonayay in lagu dilo isaga, sida saraakiil ku sugan magaalada Sanca ay sheegeen. Kooxo hubaysan ayaa rasaas ku furay gaari uu la socday ra’iisul wasaaraha kadib markii la sheegay inuu kusoo laabanay gurigiisa isagoo kasoo baxay xafiiskiisa, mid kamid ah lataliyaashiisa ayaa sidaasi sheegay. Waa…

Continue Reading

Uncategorized

Galmada Oo La Ogaaday Inay Qurxiso Dumarka

iftineducation.com – Haween badan ayaa ka carara sameynta kulanka naxariista leh ee lamaanayaashooda iyaga oo ka wel welsan muuqaalka jirkooda balse waxa aysan haween badan ogeyn in kulanka sariirta uu sara u qaado quruxda. -Kulanka waxa uu wajigaada ka yeelayaa mid aad u ifaya : ogoow jirka waxa uu soo deynayaa saliid taasi oo wajigaada ka yeeleysa mid jilicsan oo liisha…

Continue Reading