Uncategorized

Daawo Wariye Daahir Calasow oo Gabadh Waraysi Kaqaadaysay Shukaansi ugu Badalay Kadib Maxaa Dhacay(Video)

iftineducation.com Wariye Daahir Cabdule Calosow Sidoo kalana Ah Abwaan ku Caanbaxay Samaynta  Erayada  iyo Laxanka Heesaha oo Haatan Safar ku Jooga Magaalada Kampala ayaa wuxuu Waraysi Xiiso badan Siiyey Tvga Kalsan.

Wariye Igalan Saalax oo Waraysigan la Yeelatay Daahri Calasow ayaa ugu Horay waxay ku Weerartay Su’aalo Xiiso badan badan, sidoo kalana la Sheegay inay Bulshadu Iswaydiiyaan.

Arimaha Sida Adag uu Uga Jawaabay ayaa waxaa Kamida, Inuu Dadka baad ka Qaado, Inuu Qabiilayste Yahay, iyo Waliba Sidoo kale Kuwa Kaa Qoslin Doona.

Dhinaca kale Qaybta Danbe ee Waraysigan ayuu Kusoo Bandhigay Dhoolatus ku Aadan Hal Abuurkiisa Eebe ku Manaystay, Taasi oo Shacab badan kaga Yaabisay.


HALKAN KA DAAWO VIDEO