Uncategorized

Daawo Muuqaalka Mataanaynta Muqdisho Iyo Istanbul

iftineducation.com Magaalada Muqdisho Caasimadda Soomaaliya waxaa kasocda dhismo lagu mataanenayo magaalooyinka Istanbul Dalka Turiga iyo Muqdisho Soomaaliya.

Waxaa dib udhis lagu wadaa wadaa wadooyinka magaalada. Waxaa sidoo kale ladhisaa Xarumihii Dowlada iyo goobihii taariikhiga ahaa.

Waxaa hada laami lasaaraa wadada katimaada Airport-ka ilaa wadada MAkka Al-mukarrama..

Waxaa sidoo kale ladhisaa marshibiyeediga wadada oo aan dhawaanahaan wax dayactir ah lagu sameen.

Dhismahan kasocda magaalada ayaa yimid kadib markii R/wasaaraha Turkiga uu booqasho kuyimid Soomaaliya, islamarkaana balanqaad sameeyay.

Halkaan ka daawo muuqaalka: