Uncategorized

Daawo Muuqaalka Mataanaynta Muqdisho Iyo Istanbul

iftineducation.com – Magaalada Muqdisho Caasimadda Soomaaliya waxaa kasocda dhismo lagu mataanenayo magaalooyinka Istanbul Dalka Turiga iyo Muqdisho Soomaaliya. Waxaa dib udhis lagu wadaa wadaa wadooyinka magaalada. Waxaa sidoo kale ladhisaa Xarumihii Dowlada iyo goobihii taariikhiga ahaa. Waxaa hada laami lasaaraa wadada katimaada Airport-ka ilaa wadada MAkka Al-mukarrama.. Waxaa sidoo kale ladhisaa marshibiyeediga wadada oo aan dhawaanahaan wax dayactir ah lagu sameen.…

Continue Reading

Uncategorized

Ra’iisul Wasaaraha oo la kulmay Guddoomiyaha Istanbuul iyo ardayda waxkabarata dalkaasi

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Mudane Cabdi Faarax Shirdoon “Saacid” ayaa magaalada Istanbul ee dalka Turkiga kulamo kula qaatay ardayda Soomaaliyeed ee wax ka barata Turkiga, jaaliyadda Soomaalida, gudoomiyaha gobolka Istanbul Mudane Huseyin Avni Mulu iyo ganacsato u dhashay dalka Turkiga. Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya ayaa xalay kulan dheer la qaatay ardayda Soomaaliyeed ee waxbarshada u jooga dalka Turkiga, waxaana Ra’iisul Wasaaruhu uu kula dardaarmay…

Continue Reading

Uncategorized

Kansarka Naasaha Oo Daawo Loo Helay

iftineducation.com – Khubaro u dhalatay dalka Ingiriiska, ayaa sheegay inay ku hawl jiraan sidii ay daawo kansarka naasaha haweenka ku dhaca uga samayn lahaayeen hab-dhiska difaaca cudurrada ee uu leeyahay libaax-badeedku… -Khubaradani waxay xuseen inay muddo 25 sanno ah ku daba jireen siday daawo fiican oo wax ka tarta kansarkan aafeyey haween badan oo dunida ah ugu soo saari lahaayeen daawo,…

Continue Reading

Uncategorized

Maxaa ka cusub khilaafkii Abu Mansur iyo Axmed Cabdi Godane? (Warbixin)

iftineducation.com – Dhaqdhaqaaq la la isugu soo dhoweynayo Hogaamiyaha Al-Shabaab Axmed Cabdi Godane oo loo yaqaan Abuu Zubeyr iyo Sheekh Mukhtaar Roobow “Abuu Mansuur” ayaa ka socda degmada Waajid ee Gobolka Bakool. Waxaa halkaas ku sugan xubno saraakiil ah oo Shabaab ka tirsan kana soo jeeda beesha uu ka dhashay Abuu Mansuur ee Leysaan. Warku wuxuu intaa ku darayaa in dadaaladaasi…

Continue Reading

Uncategorized

Godane, Rooboow & Xasan Daahir iyo abaabulka weerarkii West Gate Mall

iftineducation.com – Warxibin ay sii daayeen laamaha amaanka dalka Kenya ayaa kagu sheegay in horaantii sanadkaan Axmed Godane uu qabtay kulan ka dhacay dalka Somaliya , kasi oo looga hadlayay mihiimada weeraro lala eegto dalka Kenya. Waxaana Axmed Godane la dul dhigay lacag gaareysa 7 Milyan oo doolar oo la siinayo dadka soo sheega warbixintiisa. Godane oo ku dhashay waqooyiga Somalia,…

Continue Reading

Uncategorized

Daawo Sawirada Wiilal iyo Gabdho Soomaaliyeed oo guul la taaban karo kakeenay Cayaaraha Wadamada Islaamka Ee Ka Socda Indonesia

iftineducation.com – Waxaa Magaalada Palembang ee dalka Indonesia, si habsami leh ugu socda Cayaaraha Wadamda Islaamka ee 2013, kaasi oo ay ka qeyb galayaan Cayaartoy Soomaaliyeed oo uu Hogaaminayo U-qeyb-sanaha Guddiga Olombikada Soomaaliyeed (GOS) ee Xiriirka Wadamada Carabta iyo Islaamka Mudane Cumar C/qaadir Baarajab, iyadoo Soomaaliya ay ka qeyb gashay Tartamada Cayaaraha Fudud (Orod) iyo Cayaarta loo yaqaan Taekwondo. Cayaaryahan Mohamed…

Continue Reading

Uncategorized

USA, Britain & France oo ogolaaday in ay howlgal milatari ka fuliyaan Somalia (aqriso)

iftineducation.com – Ra’iisul wasaaraha Britain David Cameron iyo madaxweynayaasha France iyo Mareykanka Francois Hollande iyo Barack Obama, ayaa isku raaciyey inay madaxweynaha Somalia siiyaan kalamo milatari oo kooban. Sida uu qoray wargeyska Daily Star ee Britain, saddexdan hogaamiye ayaa abuuray Koox ciidamo gaar ah oo fuliyo weeraro ka dhan ah kooxda Al-Shabaab ee dalka Somalia. Ciidamadan isku dhafka ah ee ka…

Continue Reading

Uncategorized

Daawo Wariye Daahir Calasow oo Gabadh Waraysi Kaqaadaysay Shukaansi ugu Badalay Kadib Maxaa Dhacay(Video)

iftineducation.com – Wariye Daahir Cabdule Calosow Sidoo kalana Ah Abwaan ku Caanbaxay Samaynta  Erayada  iyo Laxanka Heesaha oo Haatan Safar ku Jooga Magaalada Kampala ayaa wuxuu Waraysi Xiiso badan Siiyey Tvga Kalsan. Wariye Igalan Saalax oo Waraysigan la Yeelatay Daahri Calasow ayaa ugu Horay waxay ku Weerartay Su’aalo Xiiso badan badan, sidoo kalana la Sheegay inay Bulshadu Iswaydiiyaan. Arimaha Sida Adag…

Continue Reading

Uncategorized

Bangiga Barclays oo maanta xeraysa Akoonkii u danbeeyey ee Xawilaadaha Soomaalida

iftineducation.com – Bangiga Barclays ayaa maanta xiraya akoonkii ugu dambeeyay ee xawaaladaha Soomaalida oo dadka ku nool inigiriiska u suura gelin jiray inay lacag u diraan ehelkooda ku nool gudaha Soomaaliya. Halkani ka daawo Video iyo Sawiro Madaxa Ololaha siyaasadda ee Oxfam Ben Phillips ayaa sheegay in maanta Soomaalidu ay u tahay maalin murugo, kaddib go’aanka Bangigu uu ku xirayo akoonnada…

Continue Reading

Uncategorized

Fadeexo Dowlada Kenya oo baareysa Askartii Bililiqeysatey dukaamadii West Gate

iftineducation.com – Dowladda Kenya ayaa waxa ay sheegtay in ay baaritaano buuxo ku samayn doonaa warar soo shaacbaxaya oo sheegaya in Saraakiil ka tirsan kuwa Kenya oo lasheegay in ay bililiqaysteen Dukaamo farabadan intii lagu guda jiray Baaritaankii Xarunta Ganacsi ee Westgate mall lagu samaynayay. Halkani ka daawo Vidio Arimaha Bulshada ah iyo Sheekooyin Qosol leh iyo Arimaha Qoyska Ganacsatadii Suuqa…

Continue Reading