Uncategorized

Deg deg:Madaxweynaha Mareekanka oo haatan kudhawaaqay tallaabo Milateri Ka dhan ah laga Qaado Siiriya(Sawiro)

iftineducation.com – Kadib qadar yar kahor waxa shir jaraa id qabtay Madaxweynaha Dalka mareekanka Obama kasoo sheegay indhaha kafiirsan doonin dhibaatada kasocoto wadanka siiriya waxaana oo sheegay in Congress-ka ay weydiisan doonaan Ogolaansho.

Obama ayaa ku eedeye xukumada kataliso Siiriya in dhibato xoogan ugeysatay shacabka gaar ahaan caruurta iyo haweenka asagoo sheegay in u adeygsatay hubka Kiimikada loona dulqaadan doonin arinkaasi asagoo kusii daray in aan ogaan doonin waqtiga qaadan doonto howl galada ay kusoo gaba gabeyn karaan.

Sido kale waxa oo sheegay in aad ugu faraxsanyahay in tilaabadaan qaado madaama oo kadamqanaayo arinta siiriya waxaana oo sheegay in kahor gudiga baraayo qaramada midoobe ee xaqiiqo raadinta ee kiimikada loo adeygsade kasoo bixi donaan kahor weerar wuxuuna sii raaciye in ciidaada Gobolka in ay kujiraan heegankii ugu sareeyay.

Ugu danbeyntii Tallaabada uu ku dhawaaqay Madaxweynaha Mareykanka inay qaadayaan ayaa ku soo beegmeysa, iyadoo Madaxweynaha Ruushka uu ka dalbaday Mareykanka inay keenaan cadeymaha muujinaya in Suuriya adeegsatay hubka Kiimikada, isla markaana horkeenaan Golaha ammaanka.