Uncategorized

Xarakada Al-Shabaab oo sheegtay in Weerarkii Jimcihii ka Dhacay Muqdisho ay ku Dhaawaceen Madaxii CIA-da Bariga Afrika

iftineducation.com – Al-Shabaab ayaa faah-faahin ka bixisay weerar ismiidaamin ah oo jimcihii ay ku qaadeen ciidamo ka tirsan kuwa Amisom,xilli ay marayeen wadada aada Airportka Magaalada Muqdisho. Afhayeenka Guud ee Ururka Al-Shabaab Cali Maxamuud Raage Cali Dheere ayaa sheegay in weerarkaasi lagu dhaawacay sarkaal ka tirsan CIA-da Mareykanka,xilli uu la socday kolonyada Amisom ee qaraxa lala eegtay. Cali Dheere ayaa sheegay…

Continue Reading

Uncategorized

Xiisad Xoogan oo ka Dhextaagan Mucaaradka Dalka Suuriya, Kadib Markii Sarkaal Sare la Dilay

iftineducation.com – Ciidamada Xorta ah ee kamid ah mucaaridka dalka Siiriya ayaa 24 saac u qabtay al Qaacidada Siiriya inay kusoo gacan geliyaan ninkii ka danbeeyey dilka Sarkaal kamid ah xoogaga Mucaaridka oo lagu dilay magaalada Latakiya. Ciidamada Free Syrian Army ayaa u qabtay xoogaga Al Qaacida ee ku sugan Latakiya inay keenaan mid kamid ah saraakiishooda oo gacantiisa ku dilay…

Continue Reading

Uncategorized

Madaxweyne Xasan oo Kormeer ku Tagay Isbitaalka ugu Casrisan Bariga Afrika ee Turkiga ka Dhisay Muqdisho (Sawirro)

iftineducation.com – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamud ayaa maanta kormeeray Isbitaal cusub oo casri ah oo Dowladda Turkiga ay ka hirgelineyso Muqdisho. Booqashada waxaa ku wehliyey Wasiirada Arrimaha Gudaha iyo Gaashaandhiga iyo Wasiiru Dowlaha Madaxtooyada. Sidoo kale waxaa la socday Safiirka Turkiga u fadhiya Muqdisho. Madaxweynaha ayaa yiri “Turkey baan uga mahadcelineynaa Isbitaalka ugu casrisan Bariga Afica inay…

Continue Reading

Uncategorized

Puntland oo Arbacada soo socta ciidan u diraysa Kismaayo iyo isimada oo Faroole ku amray inuu faraha kala baxo Jubooyinka. (Warbixin).

iftineducation.com – Warar lagu kalsoonyahay oo aan ka helyno Madaxtooyadada Maamulka Puntland ee Magaalada Garoowe ayaa shaaca ka qaaday in maalinta Arbacada ee fooda inagu soo haysa ay Puntland u direyso Magaalada Kismaayo ciidamo gaaraya 300 oo ka mid ah ciidamada badda ee ay tababartay shirkadda SARACEN kuwaasoo mushahaar uga qaata dawlada Imaaraatka Carabta la dagaalanka burcada badeeda. Ciidamadan loo dirayo…

Continue Reading

Uncategorized

Dalka Ingiriiska Oo Go’aan Ka Gaadhay 500,000 Oo Qof Oo Magangalyo Doon Ah.

iftineducation.com – Dad ka Badan Nusmalyuun Qof oo ah 500,000 oo Qof  una dhashay Wadamada Somalia, Af-ganistan, Ciraaq ayaa Dawlada Ingiriisku Go’aan ka gaaraysaa Siddii ay u ogolaan lahayd Magangalyada ay ka dalbadeen Dalkaasi. Dawladaasi Ingiiriska ayaa la Daaladhacaysa Siddii ay u kala Xulli lahayd Faylalka Dadkaasi waxanay la fillayaa in dhawaan ay go’aan ka gaarto iyadoo wararku intaasi ku darayaan…

Continue Reading

Uncategorized

Qaramada Midoobay oo Eedeysay Ciidanka Kenya ee ku Sugan Magaalada Kismaayo

iftineducation.com – Warbixin qarsoodi ah oo ay saartay Qaramada Midoobay, gaar ahaan qeybta dabagalka ayaa ku eedeysay ciidamada Kenya ee qeybta ka ah AMISOM fududeynta dhuxul sharci darro ah oo laga dhoofiyo dekedda magaalada Kismaayo. Ciidamada milateriga Kenya ayaa beeniyay eedeynta kooxda dabagalka ee Qaramada Midoobay ay ku soo saartay warbixin sanadeedka ay u gudbiyeen guddiga Golaha Amaanka u qaabilsan cunaqabateynta…

Continue Reading

Uncategorized

Xarakada Al-Shabaab oo ku Hanjabtay in ay Kordhinayso Weerarada Bisha Ramadaan

iftineducation.com – Xarakada Al-Shabaab ayaa ku hanjabtay inay kordhinayso dagaalada iyo qaraxyada Bisha Ramadaan ay ka geysanayso Magaalada Muqdisho. Afhayeenka dhanka dagaalada Al-Shabaab Cabdi Casiis Abuu Muscab ayaa warbaahinta usheegay inay ka faa’iideesan doonaan qeyrka Bisha Barakeysan ee Ramadaana ayna fulin doonaan weeraro iyo qaraxyo ay la eeganayaan ciidamada Dowladda iyo ciidanka caawiya. Wuxuu sheegay in Bishani ay tahay Bil cibaado…

Continue Reading

Uncategorized

Midowga Yurub oo 4.5 Milyan Ugu Deeqay Caruurta Soomaaliyeed ee Heysata Nafaqo Darida

iftineducation.com – Midowga Yurub ayaa sheegay in lacag dhan 4.5 Milyan oo Euro siinayo  hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan daryeelka caruurta ee UNICEF  si loo caawiyo Caruurta Soomaaliyeed ee la ildaran nafaqa darrida. Warbixin ay soo saartay hey’ad Midowga Yurub u qaabilsan dhanka Bani’aadanimada ayaa lagu sheegay in 4.5 Milyan oo Euro oo u dhiganta in ka badan 5 Milyan oo…

Continue Reading

Uncategorized

KA HORTAGA KHILAAFKA DHALASHADA BISHA RAMADAAN.

iftineducation.com – Waxaan halkaan ku soo diyaarinayaa maqaal ku saabsan khilaaf kajira Soomka hortiisa, anigoo doonaya inaan ku Bayaaniyo intii Alle igaran siiyo, Waxaan rajenayaa in dad muslimiintaa ee khayr doonkaa ay kadawoobi doonaa khilaafka iyo kala taga ka dhaca mujtamaca dhexdiisa markasta oo bisha ramadaan ama shacbaan bilato, ilaa haatan meelaha qaarkood ama beldaanta qaarkood lagu kala haray xataa maalintii…

Continue Reading

Uncategorized

Xaakimka Dubai oo Bilaabay Ol-ole Lagu Ciidsiinayo Hal Milyan oo Caruurta Saboolka ee Dunida

iftineducation.com – Xaakimka Imaarada Dubai ahna madaxweyne ku xigeenka Imaaraatka Carabta, Sheekh Maxamed Bin Raashid Aala Maktuub ayaa ku dhawaaqay, bilowga olole lagu ururinayo lacagta lagu ciidsiinayo hal milyan oo carruurta muslimiinta caalamka ee saboolka ah. Ololahan ayaa sida la sheegay socon doona ilaa sagaalka bisha Barakaysan ee Ramadaan, xiligaas oo ku beegan, maalinta bani’aadaminimada Dalka Imaaraatka Carabta, isla markaana ku…

Continue Reading