Uncategorized

Kenya oo beenisay dhoofinta dhuxusha Kismaayo

iftineducation.com – Kenya ayaa beenisay eedo la xiriira in askarteedu ku sugan Soomaaliya ayaa ku lug lahaayeen dhoofinta sharci-darada ah ee dhuxusha. Warbixin la sii ogaaday inta aysan soo bixin waxa ku qoray, ayaa kooxda la socodka cunaqabataynta ee qaramada midoobay waxay ku eedaysay ciidamada Kenya in ay fududeeyeen iibinta dhuxusha laga qaaday dekedda magaalada Kismaayo. Golaha Ammaanka ee QM ayaa…

Continue Reading

Uncategorized

Barre Hiiraale oo waxba kama jiraan ku tilmaamay in uu Al-shabaab ku biiray

iftineducation.com – Bare Hiraale oo ah mid kamid ah hogaamiyaasha sheegta mamulka Juba-Land oo looga itaal roonay dagaal ka dhacay magaalada Kismaayo ayaa iska fogeeyay inuu wada hadal la yeeshay Xarakada Al-shabab. Bare waxa uu tilmaamay in waxba kama jiraan ay tahay warar soo baxay tan iyo markii mesha laga soo saaray maleeshiyaadkisa gudaha Kismaayo in ay jiraan inuu Shabaab la…

Continue Reading

Uncategorized

Kenya oo sharuud ku xirtay in ciidamadeeda kala baxayso Soomaaliya

iftineducation.com – Lataliyaha dhanka siyaasada ee wasaarada arimaha dibada dalka Kenya Zaddock Syong’oh oo la hadlay warbaahinta dalkasi ayaa sheegay in ciidamada Kenya ay Soomaaliya sii joogi doonaan ilaa ay ka xaqiijiyaan amaanka,sida uu hadalka u dhigay. “Amaanka Kenya ee dhanka xuduuda ay la wadaagto Soomaaliya, waa mid la xiriira nabad iyo xasilooni ka dhalata dalka, sidaasi daraadeed ciidamada Kenya kama…

Continue Reading

Uncategorized

Khubaro soo saartay Qalab sheegaya waxyaabaha ka ilmeysiiya Carruurta.

iftineducation.com – Oohina carruurta ayaa calaamado kala duwan dadka u tilmaanta, sababtoo ah dhakhaatiirtu waxay u tahay qodob muhiim ah oo ay ku badhaan in ilmuhu xannuunsanaayo, halka waalidiintuna u maleeyaan marka ubadkoodu ooyaan in ay ajoonayaan, xannuun hayo amma cabsoonayaan. Haddaba, si waxa sababa oohinka ilmahan loo ogaadyo ayaa khubaro ka tirssan Jaamacadda Brown iyo Hospital of Rhode Island oo…

Continue Reading

Uncategorized

Dooni dad shacab ah ay saarnaayeen oo lagu la yahay gobolka Bari.

iftineducation.com – Wararka ka imaanaya deeganada maamulka Puntland gaar ahaan Gobalka Bari ayaa waxa ay sheegayaan in halkaasi lagu la’yahay dooni ay saarnaayeen dad isugu jira rag iyo dumar. Doontaan ayaa la sheegay inay kusii jeeday deeganada Xaabo iyo Murcayo oo ka tirsan gobalka Bari,waxaana dadka saarnaa ay ahaayeen saddex qof oo isugu jiray rag iyo dumar. Mid kamid ah ehelada…

Continue Reading

Uncategorized

Xukunka fadliga tobanka ugu danbeeya ee Ramadaanka, sunnooyinka soonka iyo sakaatul fitriga

iftineducation.com – Tobanka ugu danbeeya Ramadaanka: Tobanka ugu danbeeya ee Ramadaanka waxaa laga helaya khayr iyo ajar badan,nebiga sallallaahu caleyhi wasallama aad buu ugu dadaali jiray marka la galo tobanka ugu danbeeya ee Ramadaanka,labada sheekh saxiixooda waxaa ku xusan in Caa’isha Allaha ka raalli noqdee ay tiri:nebiga sallallaahu caleyhi wasallama wuxuu samayn jiray marka ay soo gasho tobanka ugu danbeeya ee…

Continue Reading

Uncategorized

Waan Ku Wareeraye Keebaan Guursadaa? Talo Celin

iftineducation.com – Asc, marka hore  waad salaamantiihiin iftineducation.com salaan ka dib magaceygu waa aragsan walalayaal waxan uu bahanahay talo inaad igu cawisaan taas oo ah inan ahay gabar dhalinyaro ah marka walaal waxaan is jecelnahay wiil  islana soconay mudo badan lakiin waxan ku kala nolahay laba wadan  oo kala fog marka aniga iyo isagu  waxana balan uu iga qadey inu aniga…

Continue Reading

Uncategorized

Akhriso Qaar kamid ah Qodobadii Adkaa ee la hor dhigay Sheekh Xassan Dahir Aweys(Top News)

iftineducation.com – Xukuumadda Somalia iyo Sirdoonka Galbeedka ee jooga Magaalladda Muqdisho ayaa waxa ay hor dhigeen Wadaadka Baxsadka ah qodobo muhiim u ah Sirdoonka. Shabakadda Allbanaadir Xarunteeda Magaalladda Nairobi ayaa heshay tiro qodobo xasaasi ah oo la hordhigay Xassan Dahir Aweys oo muhiim u ah Sirdoonka Somalia iyo Galbeedka waxaana kamid ah:- 1- Bixinta xogta Axmed Godane iyo halka uu ku…

Continue Reading

Uncategorized

War Deg Deg Ah Qaraxyo caawa ka dhacay Isbitaalka ugu Casrisan Bariga Afrika ee kuyaala Muqdisho

iftineducation.com – Waxaa Daqiiqado yar kahor gudaha Isbitaalka Difgeer oo hada uu ku socdo dhismo balaaran ay kusameenayaan Hay’adaha Dalka Turkiga ka dhacay Qaraxyo xoogan oo ilaa labo gaaraya. Qaraxyadan ka dhacay Isbitaalka Digfeer oo iminka la tilmaamay in uu yahay isbitaalka ugu casrisan Bariga Afrika ayaan si rasmi ah loo ogeyn waxa ay yihiin iyadoona warar kala duwan ee kasoo…

Continue Reading

Uncategorized

Xasan Daahir Oo dil toogasha wajahi doona Iyo Dhowr Dowlad Oo Dalbaday ! (Xog Cusub)

iftineducation.com – Waxaa la hadal hayaa in Xasan Daahir Uu wajahi doono dil toogasha ah iyada Oo hadala cul culus ay ka soo baxayaan Madaxda dowlada Oo la yaaban codsiyo caalamka dowlada ah jeedinayaan. Ninka Dimbiga badan galay Oo da’da waayadan ka daba timid ayaana la ogayn waxa laga yeelayo balse Madaxaweyne  Xasan Sheekh Maxamuud ayaa odayaasha beesha Habar-Gidir ku tuuray…

Continue Reading