Uncategorized

DAAWO VIDEO: Kana Jawaab Su’aasha Madaxwaynaha KHAATUMO State Kayiri, Shirkii Nairobi ee Shakiga Dhaliyey (Top)

iftineducation.com – Madaxweynaha Khatumo  State Maxamed Yusuf ”  Indha-sheel” ayaa waxaa  uu ka qeybgalay shirii  Nairobi oo ay isugu  yimaadeen siyaasiyiin  badan oo cabsi geliyey  dowlada Soomaaliya kadib kulankasi.

Indhasheel ayaa halkaasi  hadal la garowsan karo ka  jeediyey kaasi oo ku  aadanaa inay qaranimada  Soomaaliya darteed loo dhibaateeyo shacabka Khatumo oo ay dagaal ba’an ku heyso maamulka Somaliland.

Madaxwaynaha Ayaa Siyaasiyiinta Umada Soomaaliyeed Dhex Dhigay Su’aal Aad uculus Taasi oo ah “Bal Inay Kasoo Jawaabaan, Waxa ay Isu Yihiin Bulshada Khaatumo ee Calanka u Dhimanaya Iyo Soomaalida Kale ?”

Waxaana uu sheegay in aan lagu eegan dhibka shacabkiisa loogu geysano midnimada la doonayo in Soomaali lagu siiyo.

Akhristayaasha Kalshaalec.om Waxaanu Kusoo dhowaynaa Qaybta Commentska Inay ku Cabiraan Aragtidooda, Iyagoona Ilaalinaya Anshaxa iyo Mowduuca.

HALKAN KA DAAWO VIDEO :