Uncategorized

Cunooyinka Soonkaada Ka Dhigaya Mid Adag .

iftineducation.com – Is badalada dhanka cunada ee kugu imaanaya xilliga soonka ayaa suura gal ay tahay in jirkaada dareemo xoogaa dhibsasho ah .

Hadaba iftineducation ayaa ku siineysa talooyin ah cunooyinka culeyska ku dareensii kara ee ay haboon tahay in aad badsan .

1- Hilibka shiilan iyo cunooyinka ay ka midka yihiin Bataatiga iyo zambuuska maadaama ay ka kooban yihiin heer sareeya oo ah tamar .

In aad in badan ka qaadato waxa ay keeneysa cilad ku aadan isu dheeli tirnaanta dhanka nidaamka cunada , sidoo kale waxa ay sara u qaadayaan daalka jirka ah ee inta soonka lagu jiro .

2- Cunooyinka ay ku badan tahay cusbada (milix) taasi waxa ay jirka ka dhigeysa mid qalalan.