Uncategorized

War Deg Deg ah:Bililiqo xoogan oo hadda ka socoto Xaafada Via Afmadoow iyo Guryihii Xubnaha Barre Hiiraale daacada u’ah.

iftineducation.com – Wararka Ka Imaanaya magaalada Kismaayo ee Xarunta Gobolka Jubbada Hoose ayaa sheegaya in dagaalkii xooganaa ee ka socday halkaasi uu istaagay kadib markii dhinac ka mid ah kuwii dagaalamay ay la wareegeen badankood xaafada Kismaayo. Sidoo kale Waxa ay wararku Intaa ku Daryaan in dagaalka saaka uu ku xooganaa Xaafada Via Afmadoow iyo Siinaay laakiin barqanimadii dagaalka uu dhinac…

Continue Reading

Uncategorized

XOG:- Yaa ka dambeeyay in xabsiga la dhigo Sheekh Xasan Daahir Aweys

iftineducation.com – Waa arin mudooyinkaan dambe soo jiitamaysay waxa laga yeeli lahaa Sheekh Xasan Daahir Aweys oo ka mid haaa saraakiisha sar sare ee Xarakada Al-shabaab. Shabakada iftineducation.com ayaa baaritaano deg deg ah ku sameesay cidda sida rasmiga ah uga dambeysay in la xiro Sheekh Xasan Daahir Aweys iyo xubnihii la socday. Amarka ah in Xasan Daahir la xiro waxa uu…

Continue Reading

Uncategorized

Saraakiil Shabaab ah oo doonayay in ay isi soo dhiibaan oo ka niyad jabay sida Xassan Daahir loola dhaqmay.

iftineducation.com – Iyada oo waayihii danbe ay sheeda kala socdeen arinta Xassan Daahir Aweys saraakiil Shabaab ah oo ka cabsi qaba in ay gacanta u galaan Axmed Cabdi Godane ama la dilo, si arintaa uga bad-baadaanna ay dowlada isu soo dhiibaan hadii Xassan Daahir loola dhaqmo si macquul ah ayaa arintii xalay dhacday waxa ay noqoneysaa mid jaha wareer hor leh…

Continue Reading

Uncategorized

Saraakiil Cadaan ah oo su’aalo adag weydiinaya Sheekh Xasan Daahir iyo Wararkii ugu Dambeeyay Xaalada Sheekha

iftineducation.com – Wararka aan ka heleyno Xarunta ugu weyn Nabad Sugida ee Magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in halkaasi ilaa maanta ay kusugnaayeen Saraakiil cadaan ah oo la tilmaamay in ay kasoo jeedaan Dalalka Reer Galbeedka kuwaa oo su’aalo adag weydiinaya Sheekh Xasan Daahir Aweys. Sheekh Xasan Daahir iyo Xubno kale oo lasocday kana tirsanaa Al-Shabaab ayaa hada ku xiran Xarunta Hay’da…

Continue Reading

Uncategorized

War Deg Deg ah : Xukuumada oo daqiiqadaha soo aadan war kasoo saareysa arinta Xassan Daahir Aweys.

iftineducation.com – Hoyga uu ka deganyahay Madaxtooyada Soomaaliya R/wasaaraha Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid) ayaa waxaa looga yeeray wariyaasha heerka caalami iyo kuwa maxaliga ah, iyada oo lafilayo in warkii gu horeeyay dowladu ay ka soo saaro arinta Xassan Daahir Aweys tan iyo markii xabsiga loo taxaabay habeenkii Xalay ahaa. Xasiifska war-faafinta ee R/wasaare Saacid ayaa wariyaasha ku qulqulaya madaxtooyada u…

Continue Reading

Uncategorized

Hadal Cajiib ah oo Sheekh Xasan Dahir afkiisa laga fujin la’yahay iyo Dawlada oo ku wareersan Caafimadka Shiikha!!(Bal Akhri yaabkaan)

iftineducation.com – Masuuliyiinta ugu sareeysa Dawlada iyo nabadoonadii ku kala dhex jiray arinta Sheekh Xasan Dahir Aweys ayaa weli ku jahwareersan wadaad-kaan oo laga ilaaliyay inuu Saxaafada la hadlo maadaama hadalada uu weli ku dhegan yahay ay yihiin kuwo dad badan ay aad ula yaabeen. Sheekh Xasan Dahir Aweys ayaa afkiisa waxaa weli laga hayaa sidatan ” Ha la isiiyo ciidamo…

Continue Reading

Uncategorized

Shabaabka oo sheegey in ay dileen Ibraahim Afghaani

iftineducation.com – Afayeenka Alshabaab Cabdicasiis Abuu Muscab oo hadlay ayaa sheegey in ay dileen Ibraahim Meecaad oo Afghaani ku magac dheer kaasi oo ka tirsanaa madaxda sarsare ee Alshabaab. Afghaani waxa uu ahaa gudoomiyihii Shabaabka ee Kismaayo, waxana uu soo qabtay xilal sarsare, isaga oo ahaa ninka labaad ee ugu awoodda badan Shabaabka. “Waxaan wargaliney xaasaskii ay ka dhinteen si ay…

Continue Reading

Uncategorized

Diyaarad Gaar Ah Oo Siday Xasan Daahir Aweys Oo Goordhow Ka Soo Degtay Muqdisho

iftineducation.com – Diyaarad gaar ah oo waday  Sheekh Xasan daahir Aweys iyo  Saraakiil la socotay ayaa Goor dhow soo Caga dhigtay Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde ee Magaalada Muqdisho. Warbaahinta ayaa loo diiday in ay galaan gudaha Garoonka ayaa hadana waxaa Sheekh Xasan Daahir Aweys iyo Xubnaha La socda halkaasi ku soo dhaweeyay mas’uuliyiin ka tirsan dowladda Soomaaliya. Wafdiga Xasan Daahir Aweys…

Continue Reading

Uncategorized

Madaxweynaha oo doonaya in maxkamad la saaro Xassan Daahir

iftineducation.com – War lagu faafiyey bogga wasaaradda arrimaha dibadda dalka Ethiopia ayaa lagu sheegey in madaxweynaha Soomaaliya uu dalbaday in Sheekh Xassan Daahir Aweys la geeyo Muqdisho si halkaasi maxkamad loogu saaro. Lama oga arrinkani waxa ka jira iyo in ay tahay sababta wali Xassan Daahir u diidanyahay in uu Muqdisho tago, oo uu doonayo in marka hore uu helo damaanad…

Continue Reading