Dhagayso Fartuun Birimo oo Digniin u dirtay Fanaaniinta Cusub.

Dhagayso Fartuun Birimo oo Digniin u dirtay Fanaaniinta Cusub.

iftineducation.com - Fanka Soomaalida oo maalin kasta ay soo galaan in ka badan 10 qofood ayaa mar qura waxaa laga war helay Heeso is qab qabsi keena iyadoona ay sheegtaan Fanaaniinta cusub heeso horay loo qaaday waxaana arinkaasi ka jawaabtay Fanaanada Fartuun Birimo.

Qeyla dhaanta fanaanadani kasoo yeereysa ayaa ka danbeysay kadib markii lagu qabsaday hees ay horay usoo qaaday taasoo ugu danbeyn sheegtay in aysan habooneen in lasoo maanguursho hees horay loo curiyey lana dhaho waa mid aniga ii gaar ah.

Fanaanada oo si kulul u canaanatay fanaaniinta cusub ayaa dhanka kale fariin u dirtay qofka sida gaarka ah u xaday heeskeeda kuna tilmaamtay wax aan…..










Fadlan Like Iyo Share si aad asXaabtada inTa internetka iStiCmaAsho ugu gudbiso Thanks

 ____________________________________ 
Wax Yar Akhri Wax Badan Ogoow 
iftineducation Media Network 
http://www.iftineducation.com 
iftineducationmedia@gmail.com
thumbnail Title: Dhagayso Fartuun Birimo oo Digniin u dirtay Fanaaniinta Cusub.
Posted by:Aden Abdi
Published :2013-04-19T19:57:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
Dhagayso Fartuun Birimo oo Digniin u dirtay Fanaaniinta Cusub.



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Aden Abdi, Published at 19:57 and have 0 comments

No comments:

Post a Comment

Waa Ka Mamnuuc Cayda iyo Qabyaaladda, Waxeey ufurantahay Kaliya Fikir Isweedaarsi Mahadsanidiin