Uncategorized

16 Sanno Ka Dib Dortmund Oo Gaartay Finalka UCL Inkastoo Guuldarro Cabsi U Laheyd Ay Ka Soo Gaartay Real Madrid.

iftineducation.com – 16 sannadood ka dib Borussia Dortmund ayaa iska xaadirisay finalka Champions League ka dib markii ay ku dardareen wadar ahaan labadii lug ee semi-finalka kooxda Real Madrid 4-3, iyadoo lugtii labaad ee caawa ka dhacday Santiago Bernabeu ay si diriqi ah ku badbaadeen madaama guuldarro 2-0 ah ay ku soo gaartay Santiago Bernabeu. Dortmund oo hal lug kula jirtay…

Continue Reading

Uncategorized

Dhagayso+Sawiro:- Maxkamada Darajada Kowaad Boosaaso Oo 13 Qof Dil Toogasha ah Kufulisay

iftineducation.com – Maxkamada Darajada Kuwaad ee Magaalada Boosaaso ayaa maanta Dil ku Fulisay 13 Qof Oo ay Mid Haweenay Tahay Dadkan ayaa Qayb ka ahaa Dilkii magaalada Boosaaso Lagu geystay allaha U naxariiste Dr.Shiikh Axmed Xaaji Cabdiraxman oo December 2011 lagu diley Bossaso. Dadka 13 ah ayaa Horey Maxkamada Darjada kowaad waxa ay Ku xukuntay Dil kadib markii lashegay Inay lashaqaynayeey…

Continue Reading

Uncategorized

Car Qosolka Isku Celi Marka aad daawanaysid Video-gan (Halkan Gal)

iftineducation.com – Car Qosolka Isku Celi Marka aad daawanaysid Video-gan (Halkan Gal) Warbaahinta farxada iyo qosolka oo kaliya ka shaqaysa ayaa sharad kaa galaysa hadii Video-gan aad daawatid ka dibna qosolka isku celisid. Halkaan Ka Daawo Video-ga qosol ka dhameyn doona. Fadlan Like Iyo Share si aad asXaabtada inTa internetka iStiCmaAsho ugu gudbiso Thanks  ____________________________________  Wax Yar Akhri Wax Badan Ogoow …

Continue Reading

Uncategorized

Burcad Badeed qarka u saaran in ay ku dagaalaan malaayiin Doolar oo ay madax furasho u heleen iyaga oo wali gacanta ku haya mawaadiniin ay qafaasheen.

iftineducation.com – Wararka laga helayo gobalka Mudug gaar ahaan duleedka magaalada Gaal-kacyo ayaa waxa ay sheegayaan in Burcad badeed Soomaaliyeed oo qaatay lacag lix milyan oo doolar ah ay ka dhex taagantahay xasarad aad u balaaran. Burcadda Badda ayaa lacagta intaa la’eg waxa ay ka qaateen mawaadiniin Denmark u dhalaty oo ay waayihii danbe heesteen iyada oo ay u keentay diyaarad…

Continue Reading

Uncategorized

Faalo: Meelaha Ay Ku Kala Badin Karaan Kooxaha Real Madrid Iyo Borussia Dortmund Kulanka Caawa.

iftineducation.com – Ka dib markii ay si cajiib ah 4-1 ugu soo badiyeen gurigooda isbuucii hore kooxda Jurgen Klopp ee Borussia Dortmund waxa ay hal lug kula jirtaa finalka Champions League ka hor lugta labaad ee caawa martida loo yahay Real Madrid. Laakiin kooxda Jose Mourinho ee Real Madrid dagaal la’aan kama bixi doonto garoonka, waxaana ay indhaha ku hayaan inay…

Continue Reading

Uncategorized

Tartanka ragga ugu shaaribada iyo gar-dheer oo Jimcaha ka bilaabanaya Jarmalka.

iftineducation.com – Ragga ugu shaaribada iyo garka dheer caalamka ayaa ku kulansan koofurta dalka Jarmalka. Dadka oo wada leh gar iyo shaaruubbo dhaadheer ayaa magaalada Pforzheeim ee koofurta Jarmalka uu maalinta Jimcaha uga furmayaa tartan aad u adag oo ay adag tahay in la saadaaliyo cidda ku guuleysaneysa.  Tartankan waxaa ka qeybgalaya ilaa 100 qof oo qaarkood sheeganayaan in ay ku…

Continue Reading

Uncategorized

DAAWO VIDEO: Shirgado Waa Weyn Oo Mareeykan Laga Leeyahay Oo Ka Howl Gala Muqdisho

iftineducation.com – Magaalada Muqdisho ayaa wax u furmay bog cusub, maalinba maalinta ka dambeysa arrimuhu way soo hagaagayaan, waxaana haatan halkaas ka jira horumar dhan walba ah. Ganacsiga magaalada Muqdisho ee caasimada dalka Soomaaliya ayaa waxaa uu yahay mid soo kobcaya. Waxaa jira maalin fara badan oo lagu sameeyay ganacsiga Muqdisho taasoo ay sameeyeen shirgado, shaqsiyaad iyo weliba dawlado. Muqdisho ayaa…

Continue Reading

Uncategorized

Facebook oo waayay 1.4million isticmaalayaal British ah.

iftineducation.com – Isgaarsiinta ugu balaana ee xaga Internetka ee Facebook ayaa waayay 1.4million users bishii lasoo dhaafay kuwaasoo bil gudahiis iskaga masaxay cinwaanadii ay ku lahaayeen facebook. Aas aasaha Facebook ahna milkiilaha ayaa shaaciyey in Lixdii bilood ee lasoo dhaafay uu waayay 9 Malyan oo booqde ku nool; dalka Maraykanka halka sidoo kale lixdii bil ee lasoo dhaafayay Dalka ingiriiska uu…

Continue Reading

Uncategorized

War Deg Deg Ah: Agoustine Mahiga oo shaqa laga eryay

iftineducation.com – War Qoraal ah oo goordhaw kasoo baxay Xafiiska Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay Bank-Moon ayaa lagu sheegay in Xilkii Danjirnimo laga qaaday Agoustine Mahiga. Mahiga ayaan lasheegin cidda lagu bedelay oo buuxineysa xilka laga qaaday, hasa yeeshee waayahaan ayaa waxaa soo baxayay warar sheegayay in xafiiska dhan ee UNPOS meesha laga sarayo oo xafiis ka awood badan lasoo  magacaabayo.…

Continue Reading

Uncategorized

Justin Bieber oo asturay sawiro romantic ah oo saaxibtii Selena Gomez faafisay Daawo

iftineducation.com – Heesaaga caanka ah ee da’da yar Justin Bieber ayaa asturay sawir ay kuwada jireen gacalisadiisa Selena Gomez, oo la qaaday sida muuqatay iyadoo xaalad romantic ah lagu jiro, waxaana muuqaalka sawirku muujinayaa isku soo dhowaasho labada fanaan ah. Sawirka waxaa bogga Internetka ku faafisay Selena laakiin daqiiqado yar kadib ayaa waxaa muuqaalkiisi wax ka badalay Justin Bieber oo sida…

Continue Reading