Uncategorized

iLaQosolKa mAanTA:-Saxiib Markale Kukaadi Sarif Mahayee..

iftineducation.com – Beribaa nin Soomaali ah oo marqaansan ayaa askari keenyaanihi qabtay xili uu ku kaadshayey meel luuq ah.

Ninkaan Soomaaliga ah maba iska fiirin meesha uu ku kaadshayo oo waxaaba ku qoran’ haku kaadin halkaan hadaad ku kaadisidna 500 ayaa lagu ganaaxayaa.

Askarii ayaa ku yiri nin kii Soomaaliga ahaay ganaa xaagu waa Shan boqol ee soo bood hadii kale waan ku xirayaa.

Nin kii soomaaliga ahaay maba iska waalin ee 1000 shillin ayuu u dhiibey askarigii halkii uu kasugayey in 500 Shanboqol loosoo celiyo askerigii kulahaa.

“Saxiib Markale ku kaadi Sarif ma hayee..”
kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

like saar hadey ka qoslisay shekadaan loooooooolz


Fadlan Like Iyo Share si aad asXaabtada inTa internetka iStiCmaAsho ugu gudbiso Thanks


 ____________________________________ 
Wax Yar Akhri Wax Badan Ogoow 
iftineducation Media Network 
http://www.iftineducation.com 
iftineducationmedia@gmail.com