FADEEXO:- Sababta Farxiyo Kabare U Imaan Waysay Arooskii Dalmar Yare oo Ka shifantay + Dhagayso

FADEEXO:- Sababta Farxiyo Kabare U Imaan Waysay Arooskii Dalmar Yare oo Ka shifantay + Dhagayso

iftineducation.comShabakadda iftineducation.com Runta Kama Xishooto Sidoo kalena Waxay Shaaca Ka qaadaa Wixii Bulshada Tusaale Iyo Fariin u ah.

Waxaa dad badan is waydiinayaan Fanaanada caanka ah ee Soomaaliyeed Farxiyo Kabayare oo aan ka soo muuqan Arooskii Dalmar yare ee ka dhacay Dalka Maraykanka.

Sidoo Kale Waxaa Meesha Ka soo dhalaalay Shakigii Shacabka Soomaaliyeed Badankood Ay Isla Dhaxmarayeen Kaasi oo ahaa In Xiriir Hoosaad Qoto dheeg uu Ka Dhaxeeyay Labada Fanaan Balse Ay Farxiyo Ku Deg Degtay Arooska Ay Gashay Sanadkii La soo Dhaafay.

Sida uu iftineducation.com U Xaqeejiyay Shaqsi Labada Fanaan aad Ugu Dhaw oo Codsaday In aan Magaciisa La shaacin Ayaa Hadalka u Dhigay Sidaan.

Farxiyo Kabayre Arooskeeda Kuma Faraxsanayn Balse Dalmar Yare Markii uu arkay In Axdiga Looga baxay waxay Danta Biday In uu Iska Samro.

Dalmar Yare Uma Qorsheysnayn In uu Yagleelo Qoys aan Farxiyo Kabayare Hooyo Ka ahayn Balse Waxaa Balankii Iyo Wacadkii La maray Dharaar cad Ka Baxday Farxiyo Kabayare Kadibna Si Cadaw Jabin ah Ayuu Arooska Dalmar yare u dhacay.

Sababta Ay Farxiyo Kabayare Uga Soo Qayb gali weysay Arooska Dalmar yare.

Kadib Markii uu Ka war helay Farxiyo Kabayare Odageeda Xiriirkii ka dhaxeeyay Dalmar yare Iyo Farxiyo Iyo sida Qarsoodiga ah ee uu hada u socdo Ayuu Hor dhigay Go’aan ah In ay Ka Qayb galin Xaflad Dalmar yare uu Joogo Sababtaasi Ayaa Keentay In ay Ka Soo Qayb gali weyso Arooskii Taariikhi ahaa ee Dalmar yare Iyo Kabayare.

La soco Halka uu Marayo Arinkaan Ka dhax dilaacay Kabayare Iyo Dalmar yare






Fadlan Like Iyo Share si aad asXaabtada inTa internetka iStiCmaAsho ugu gudbiso Thanks

 ____________________________________ 
Wax Yar Akhri Wax Badan Ogoow 
iftineducation Media Network 
http://www.iftineducation.com 
iftineducationmedia@gmail.com
thumbnail Title: FADEEXO:- Sababta Farxiyo Kabare U Imaan Waysay Arooskii Dalmar Yare oo Ka shifantay + Dhagayso
Posted by:Aden Abdi
Published :2013-02-10T04:38:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
FADEEXO:- Sababta Farxiyo Kabare U Imaan Waysay Arooskii Dalmar Yare oo Ka shifantay + Dhagayso



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Aden Abdi, Published at 04:38 and have