Uncategorized

Warqada Digniin Ah Oo Xalay Lagu Daadiyay Magalada Marka

iftineducation.com – Ila Madax Banaan Oo Laga Helaya Magaaladda Marka ee Gobolka Sh, hoose ayaa sheegaya in halkaasi habeennimaddii xalay lagu daadiyay Waraaqado Hanjabaad ah.

Sida Mid Kamid Ah Dadka Deegaanka Uu Sheegay Waraaqahan ayaa loogu hanjabo Ganacsatada ku ganacsatada gudaha Magaaladaasi Marka.

Islamarkaane waraaqahaasi ay ku qoran yihiin hanjabaad ku aadan Ganacsatada oo loogu sheegayo inay joojiyaan wax ka iibinta Ciiudamada Dowladda Soomaaliya.

Waraaqaha ayaa waxa ku sawiran astaanta Kooxda Shabaab oo ay kamid yihiin Bustoolado iyo Bam waxaana taasi ay muujinaysa in ay waraaqahaasi Magaalada ku daadiyeen Kooxda Shabaab Dagaalyahano katirsan.


____________________________________
Wax Yar Akhri Wax Badan Ogoow
iftineducation Media Network
iftineducationmedia@gmail.com