Uncategorized

Waa sidee xaaladda dhabta ah ee hantidi Soomaaliya ku lahayd dalka Talyaaniga (Video)

iftineducation.com – Wasiirka Arrimaha dibadda ee Soomaaliya marwo fawsiya Yusuf Xaaji ayaa booqasho ku tagtey guryihii hantida ahaa ee Soomaaliya ku lahayd magaalada Roma ee dalka Talyaaniga, Dhismayaashaas oo ka koobnaa Safaaraadii Soomaaliya iyo dhismihii uu deganaa Safiirku, daawo wacan:

____________________________________

Wax Yar Akhri Wax Badan Ogoow
iftineducation Media Network
iftineducationmedia@gmail.com