Uncategorized

Waa Noocee guriga Kanye West u iibiyay gacalisadiisa Kim Kardashian daawo.

iftineducation.com – Heesaaga caanka ku ah Rapka ee Kanye West ayaa guri kala xiran u iibiyay gacalisadiisa uurka u leh ee Kim Kardashian, waxaana labada xiddig ay sugayaan mar dhow canugoodi ugu horeeyay.
Gurigaan ayaa ku yaal gobalka California, waxaana lagu iibiyay aduun dhan 11-miyal, iyadoo sawirkiisa ay soo geliyeen bogga Internetka.

____________________________________

Wax Yar Akhri Wax Badan Ogoow
iftineducation Media Network
iftineducationmedia@gmail.com