Uncategorized

Soomaalida uK Oo Ceerta Laga Jarayo Bisha April ( Daawo Video Wararka UniversalTV)


iftineducation.com –  Kumanaan Soomaali ah oo ku dhaqan dalka UK ayaa soo wajahaya xaalad dhinaca dhaqaale iyo nolosha ah kadib markii Dowladda Ingiriisku ku dhawaaqday inay hoos u dhigi doonto bixinta lacagta ceyrta ah oo inta badan Soomaalida ku nool yihiin, waxaa la rumeysan yahay in dadka Soomaalida ee degan London iyo Magaalooyinka kale badankooda ay qaatan lacagta ceerta.





















____________________________________ 
Wax Yar Akhri Wax Badan Ogoow
iftineducation Media Network 
iftineducationmedia@gmail.com