Uncategorized

Soomaalida Kenya oo dibaato badan soo wajahday iyadoo shabaqle yaal lagu gurayo dadka xataa hadii ay Kibandho wataan(DAAWO VIDEO)

iftineducation.com – Soomaalida Kenya oo dibaato badan soo wajahday iyadoo shabaqle yaal lagu gurayo dadka xataa hadii ay Kibandho wataan.

Qeylodhaan kasoo yeeray Soomaalida ku dhaqan dalka Kenya ayaa la sheegay in shabaqleyaal loo soo qaatay Soomaalida iyagoo xataa aan loo aabayeeleyn kii Kibandho wata iyo kii aan wadanba, hadaba kulan ay yeesheen ayay ku sheegeen dhibka heysta iyadoo madax kala duwan ay kasoo qeyb gashay kulankaasi.



















____________________________________
Wax Yar Akhri Wax Badan Ogoow
iftineducation Media Network
iftineducationmedia@gmail.com