Uncategorized

Qaar ka Mid ah Gabdhaha Soomaaliyeed oo aad Ugu Riyaaqay Hadal ka Soo Yeeray Sheekh Maxamuud Ow Cabdulle Cariif+DHAGAYSO

iftineducation.com –  Gabdhaha Soomaaliyeed ee Sunada Ugudan Da’doodu u dhaxayso Todobo Iyo Toban Jir Ilaa Shan Iyo Labaatan Jir ayaa Aad Ugu Riyaaqay Kalmad Ka Soo Yeertay Sheekh Maxamuud Ow Cabdulle Cariif oo Ka Mid ah Culimaa’udiinka Soomaaliyeed.

Hadalka Ka Farxiyay Gabdhaha Soomaaliyeed Ee Ka soo Yeeray Sheekh maxamuud Ow Cabdulle Cariif Ayaa Soo Gaaray Kaydka iftineducation.com 


____________________________________

Wax Yar Akhri Wax Badan Ogoow
iftineducation Media Network
iftineducationmedia@gmail.com