Uncategorized

Nin Si Live Ah Loo Garaacaya Asigoo Ashahaadanaya ( Daawo Muuqaal Ahaan) Hadawan Hadi Aad Kayartay 18+

iftineducation.com – Maleeshiyaadka iyo Ciidamada Taageersan Madaxweeynaha dalka Syria Mr.Bashar Al Asad ayaa waxaa la xaqiijiyay in dagaalka dalkaas ay u badaleen qaab diin ahaaneed kuwaas oo Raga Suniyiinta ah ee dagaalada lagu soo qabto dhegaha ka jara iyaga oo nool waliba dhacdooyin taas ka daran u geeysta.

Ciidamada Bashar Al Asad waxa ay u badan yihiin Calawiga Shiicada waxeeyna dhoor jeer nolasha ku xabaaleen rag ay ku soo qabteen dagaalada dalka Syria kuwaas oo u badnaa Muslimiinta Suniga ah.

Oday Waayeel ah oo ay gacanta ku soo dhigeen Ciidamada Bashar Al Asad ayaa waxa ay ula dhaqmeen si ka baxsan xuquuqda Aadanaha kuwaas Wajiga si xun uga garaacay kuna amray in uu Qoslo isaga oo xanuunsanaya meel kastana uu Dhiig ka socdo.

Waayeelkaan laga inkaarsaday oo Ashahaatay waxaa loo tumay si xun waxaana lagu amray in uu si xoog ah ku amaano Madaxweeynaha dalka Syria Mr.Bashar Al Asad waliba uu Kaamerada horteeda u Qoslo si dhereg dhacsi ah.

____________________________________

Wax Yar Akhri Wax Badan Ogoow
iftineducation Media Network
iftineducationmedia@gmail.com