Uncategorized

Maxaad ka taqanaa 11-ka ciyaariyahan ee ugu naagaha qurxoon aduunka?

iftineducation.com – Aduunka wax walba waa la qiimeeyaa jariirada arimaha bulshada ka faaloota ee nowmagazine oo kasoo baxda UK ayaa qiimeyn ku sameeyay 11 gabdhood ee ugu qurxoon dumarka udhaxa ciyaartooyda ciyaara kubbada cagta .
Sheekadan kuma jiraan ciyartooyda saaxibada la,ah dumarka laakin waxaa la qiimeeyay xaaskaska la qabo.
Waana kuwaan 11-ka ugu qurxoon iyo ciyaartooyda ay udhaxaan

1. Daniela Fontani
Waa xaaska daafaca Fiorentina Alessandro Gamberini.
2. Victoria Beckham
Waa Xaaska xidiga sare ee wadanka Ingriiska David Beckham
3. Lorena Bernal
Waa xaaska xidiga Arsenal Mikel Arteta
4. Alex Curran
Waa xaaska kabtanka Liverpool Steve Gerrard.
5. Louise Redknapp
Waa xaaska Jamie Redknapp oo ciyaaraha ka fariistay 2005
6. Sarah Brandner
Waa xaaska xidiga khadka dhexe ee Bayern Munich Bastian Schweinsteiger.
7. Michela Quattrociocche
Waa xaaska xidiga wadanka Talyaaniga Alberto Aquilani
8. Danielle Lloyd
Waa xaaska xidiga Portsmouth Jamie O’Hara
9. Abbey Clancy
Waa xaaska xidiga Stoke Peter Crouch
10. Cheryl Cole
waa xaaska daafaca Chelsea Ashley Cole.
11.Toni Poole
Waa xaaska kabtanka kooxda Chelsea John Terry





____________________________________
Wax Yar Akhri Wax Badan Ogoow
iftineducation Media Network
iftineducationmedia@gmail.com