Uncategorized

Maraykanka oo Noqonaya dalka ugu Horeeya soo Saarista Bartoolka


iftineducation.com – Sanadku markii yahay 2017, waxa lagu wadaa in dalka Maraykanku noqdo dalka kowaad ee soosaarista saliidda cayriin, isaga oo ka horeyn doona Sucuudiga iyo Ruushka.

Doodda u dhaxeysa dadka taageersan iyo kuwa kasoo horjeeda ayaa wali sii wada sidii si buuxda la iskugu raaci lahaa in la bilaabo waxsoosaarka saliidda ee
dalka Maraykanka.

Waxan arrintaas ka wareysannay Cabdulaahi Xasan Maxamuud oo bartay cilmiga batrooolka, kana tirsan ururka East Africa Energy Forum. Cabdulaahi waxa uu ku sugan yahay magaalada Calgery ee dalka Canada.

____________________________________

Wax Yar Akhri Wax Badan Ogoow
iftineducation Media Network
iftineducationmedia@gmail.com